Maxaa kajira in Guddiga FEIT ay doonayeen inay fasaxaan Kursiga Hop#086? written by Warsan Radio 30/05/2022 Xilli saacadihii la soo dhaafay ay soo baxayeen warar sheegaya in Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ay qorsheeynayeen inay fasaxaan Kursiga Hop#086 oo uu kusoo baxay Fahad Yaasiin ayaa waxaa Arrintaasi ka hadlay Guddoomiyihii Guddiga Muuse Geelle Yuusuf.Guddoomiye Muuse Geelle ayaa marka hore soo dhoweeyay go’aankii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya uu xalay ku kala diray guddigii dooashada dad banaa ee qabtay doorashada Xildhibaannada labada Aqal.Isaga oo Muuse Geelle la hadlayay Idaacadda BBC-da waxaa uu beeniyay inay u qorsheysneyd ka hor inta aan la kala dirin fasixida kursiga Hop#086 oo uu kusoo baxay Fahad Yaasiin kaas oo ay Guddiga horay u hakiyeen doorashadiisii.Ugu dambeyn wuxuu sheegay uusan jirin wax shaqo ah oo u harsanaa Guddiga isla markaana Shaqadoodabay ku ekeyd , markii ay dhammaatay doorashadii Xildhibaannada golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya, hayeeshee kursigaas reerka iska leh ay ka tashanayaan. Maxaa kajira in Guddiga FEIT ay doonayeen inay fasaxaan Kursiga Hop#086? was last modified: May 30th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Xiisad dagaal oo ka taagan Magaalada Buuhoodle next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan. You may also like Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 02/02/2023 Rabasho ka bilowday Itoobiya, kadib markii la toogtay fanaan caan ahaa 30/06/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 31/08/2022 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 13/12/2017 Diyaarad laga leeyahay Iran oo lagu eedeeyay in ay bariga Dhaxe ku faafisay Caronavirus 05/05/2020 RW Xamse oo ka qayb-galay Munaasabad loogu mahadceninayay Xildhibaano 02/04/2024 Hay’adda xuquuqul insaanka Qaramada Midoobay oo wax laga argagaxo ku tilmaamtay kufsiyadii ka dhacay Soomaaliya 16/09/2020 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/11/2022 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 22/06/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 23/06/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.