Dagaal ay ku dhinteen laba Nin walaalo ah oo ka dhacay Gobolka Sool written by Warsan Radio 05/06/2022 Dagaalka oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo Beeleed ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay uu ka dhacay degaanka Kugarad oo kuyaalla inta u dhaxeeysa degaannada Buulal & Karin Karfood ee Gobolka Sool.Daagaalka ayaa goobjoogayaal sheegeen in dadka ku dhintay ay kamid noqdeen Ca (-) iyo oo wada dhashay halka ay ku dhaawacmeen Saddex Ruux oo kale.Dhinacyada dagaalamay ayaa isku heysta dhul kuyaalla degaanka ay ku dagaalameen, waxaana dagaalkooda uu yahay mid dhowr jeer oo hore soo laab laabtay.laamaha Amniga Somaliland ayaa weli ka hadlin dagaalka, hayeeshee colaad Beeleedyada ayaa sanadihii la soo dhaafay aad ugu batay degaannada Gobolka Sool gaar ahaan tuulooyinka hoostaga Magaalada laas-caanood ee Xarunta Gobolka Sool. Dagaal ay ku dhinteen laba Nin walaalo ah oo ka dhacay Gobolka Sool was last modified: June 5th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Xiisad u dhaxeeysa Xukuumadda & mucaaradka Somaliland oo ka taagan Hargeysa next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 28/04/2022 Israa’iil iyo Xamaas oo kordhiyay heshiiska xabad joojinta ah ee u dhaxeeya 28/11/2023 Akhiso:-Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Safiirka Cusub Ee Sweden 29/10/2019 Hoobiye lagu Garaacay Xaafad ka tirsan Muqdisho iyo Khasaare ka dhashay 27/12/2023 Madaxweynaha Somaliland oo ka hadlay lacagtii ay u fasaxday dowladda Soomaaliya 09/04/2022 War-murtiyeed ka soo baxay shir maalmihii ugu danbeeyay Muqdisho uga socday midowga musharixiinta 26/11/2020 Rwanda oo toogatay diyaarad laga leeyahay DR Congo iyo xiisad ka dhex bilaabaday labada dal 25/01/2023 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 29/10/2019 Wakiilka Qarramada Midoobey iyo madaxweynaha Galmudug oo ku kulmay magaalada Dhuusa-Mareeb 24/01/2021 Dhageyso:-Maamulka Gobolka Bokool Ayaa Ka Warbixiyay Degaal Ka Dhacay Deegaanka Teed 02/10/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.