SAWIRO:-Galmudug oo soo bandhigtay Ciidamo loo diyaariyay la-dagaalanka Al-Shabaab written by Warsan Radio 05/06/2022 Saraakiil ka tirsan xoogga dalka iyo Daraawiishta dowlad Goboleedka Galmudug ayaa tababar u soo xiray ciidamo ka tirsan Dadka Deegaanka Wisil, kuwaas oo loo diyaariyay xoreynta Koonfurta Gobolka Mudug .Tababarkaan ayaa waxaa bixinayay Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka Soomaliyeed iyo Daraawiishta Galmudug, waxaana soo xiritaankii ka qeyb galay Saraakiisha ka tirsan Xoogga Dalka,Daraawiishta iyo mamaulka deegaanka WisilGeedi Qalabxoor oo ka tirsan Saraakiisha Tababarka Bixinayay ayaa Warbaahinta Dowladda uga warbixiyay Ciidanka Tababarka qaatay ayaa sheegay inay ahaayeen kuwo si iskood ah ay dadka degaanka u qoreen, hayeeshee wixii xilligaan ka dambeeya ay katirsan yihiin Ciidamada Daraawiishta Galmudug.Gaashaanle Dhexe Axmed Maxamed Xaashi kana tirsan Xoogga Dalka ayaa fariin Dardaaran u jeediyay Cutubyadaan Ciidankaa tababarka qaatay., isaga oo ugu baaqay inay si wanaagsan ugu adeegsaanBulshadooda, isla markaana ka qeyb qaataan dadgaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.Degaanno badan oo kuyaalla Koonfurta Gobolka mudug ayaa waxaa horay uga dhacay dagaalo u dahxeeyay Ciidamada dowladda & kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo SAWIRO:-Galmudug oo soo bandhigtay Ciidamo loo diyaariyay la-dagaalanka Al-Shabaab was last modified: June 5th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan next post Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan You may also like Dowladda Iiraan oo loogu baaqay in ay ku soo laabato heshiiskii Niyuklerka ee 2015-kii 20/02/2021 DAAWO SAWIRO: KHABIIR SARE OO U DHASHEY DALKA JARMALKA OO MAANTA LA KULMEY GOLLAHA WASIIRADA KGS 17/09/2016 Gantaalo lagu garaacay Safaaradda Mareykanka ee Ciraaq 21/12/2020 Akhriso:-Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha Oo Samaystay Guddi Dhaqaale Oo Isku-dhaf Ah 26/06/2019 During a visit to the national laboratory, UN envoy commends advances in testing of COVID-19, and welcomes efforts to build medical capacity for the future 29/06/2020 Akhriso:-Wasiiru dowlaha Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka horyimid dhismaha Guddigii Isgaarsiinta Qaranka 27/06/2018 Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha 30/04/2021 DHAGEYSO:13 QOF OO CUDURKA SHUBANKA UGU DHIMATAY DEGAANKA GOOF GADUUD SHABELLOW EE GOBOLKA BAY 15/01/2017 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, 23/01/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Dhalinyarada 20/12/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.