Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada-hadalladii ugu horreeyay la yeeshay Amiirka dalka Qatar written by Warsan Radio 09/06/2022 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wada-hadallo khadka taleefoonka ah la yeeshay tan iyo markii la doortay 15-kii Bishii May ee sanadkan 2022 Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani.Wada-hadallads intii ay socdeen ayaa waxaa looga hadlay xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo sidii loo horumarin lahaa, iyadoo dib u eegis lagu sameeyay xaaladihii ugu dambeeyay Soomaaliya.Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa u hambalyeeyay Madaxweynaha dib loo doortay ee Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ballan qaaday in dowladdiisa ay si dhow ula Shaqeyn doonto.Dowladda Qatar ayaa 5-tii sano ee la soo dhaafay waxaa ay galaangal badan ku laheyd Siyaasadda Soomaaliya, iyada oo siweyn u taageereysay intii uu talada dalka haayay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabrullaahi Farmaajo. Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada-hadalladii ugu horreeyay la yeeshay Amiirka dalka Qatar was last modified: June 9th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Musaabadda Caleema-saarka Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta dhaceysa next post Qarax ka dhacay duleedka Balcad & khasaaro ka dhashay You may also like Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo gaaray magaalada Dhuusomareeb 24/01/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 08/12/2019 Somaliland oo ka hadashay shirkii uu ka baxay Safiir Tarsan 15/06/2022 DHAGEYO:KOOXO HUBEYSAN OO DHAC KA GEYSTEY DULEEDKA BUURHAKABA OO LA QABTAY 23/12/2016 Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka guddoomay danjireyaasha Dalalka Tansaaniya Iyo Angoola 31/08/2021 Tahriibayaal ay ku jiraan Soomaali oo lagu la’yahay xeebaha dalka Yemen 15/11/2023 DHAGEYSO:AKHRISO:SAWIRO:Ugu Yaraan 30 Qof Ayaa Ku Dhimatey Tira Gaareyso 20 Kale Wey la Ildaran Yihiin 31/01/2017 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 16/05/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 13/07/2021 Ceelwaaq oo Goordhow lagu doortay Kursigii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka 22/04/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.