Faah faahin laga bixiyay Howlgal ka billaawday Magaalada Garoowe written by Warsan Radio 13/06/2022 Waxaa Magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Puntland ka billaawday howlgal amni xaqiijin ah oo ay sameeynayaan Ciidamada Booliska, kuwa Madaxtooyada & Ciidamada Sirdoonka Puntland.Howlgalka ayaa Ciidamada siwadajir ah waxaa ay uga fuliyeen dhamaan Xaafadaha Magaalada Garoowe, iyada oo howlgalka xoogiisa laga fuliyay Xaafadaha ku teedsan Xarunta Madaxyooyada Puntland.Saraakiisha Ciidamada waxaa ay sheegeen in ujeedka howlgalka uu yahay xaqiijinta Amniga Magaalada si looga hortago waxkasta oo keeni kara Amni darro, balse aysan jirin falal Amni darro oo ka dhacay Magaalada Garoowe.Saraakiishu ma sheegin waxyaabo lagu soo qabtay howlgalka ay sameeynayeen Ciidamada eadajir ah, hayeeshee ay howlgallada sii wadi doonaan si loo xaqiijiyo Amniga Guud ee Magaalada Garoowe. Faah faahin laga bixiyay Howlgal ka billaawday Magaalada Garoowe was last modified: June 13th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Saraakiil ka hadashay dagaal ka dhacay Gobolka Hiiraan & hub lagu qabsaday You may also like Dagaal ka dhacay degmada Qoryooley ee Shabeelada Hoose 05/05/2020 Dowladda oo joojisay, qorista & dhoofinta Shaqaale Ama xoogsato Soomaaliyeed 17/11/2022 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, 18/01/2017 RW Rooble oo la kulmay qaar ka mid ah Madaxda maamulada 20/05/2021 Guddiga doorashooyinka Koonfur Galbeed oo shaaciyay kuraastii ugu dambeysay ee taalla Baraawe 10/02/2022 Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Uganda iyo ujeedka safarkiisa oo la shaaciyay 10/05/2021 Diyaaradaha dalka Turkiga oo sheegay in uu duqeyn kudilay dagaalyahano Kurdiyiin ah 03/10/2022 Dhageyso:-Gudiga Ganacsiga Kgs oo Sheegey iney Balaarin Doonaan Howlaha Ganacsi ee Kgs 02/12/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 29/06/2019 Dhageyso: Maamulka Degmada Baydhabo Oo Xaraga Kajaray Dhismo Cusub Oo Kawaanka Lagu soo Kordhiyay. 25/12/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.