Abaarta daran ee ka jirta Soomaaliya oo laga soo saaray digniin hor leh written by Warsan Radio 18/06/2022 Abaaraha ba’an ee ka jira Geeska Afrika ayaa si weyn u saameysay Soomaaliya, iyadoo malaayiin qof la sheegay inay wajahayaan cunno yaraan.Hay’adaha gargaarka ayaa ka digaya in boqollaal kun oo Soomaali ah ay sidoo kale qarka u saaran yihiin dhimasho, iyadoo boqollaal carruur ahna ay haatanba u dhimanayaan macluul.Hay’adda samafalka ee NRC ayaa warbixin ay soo saartay waxay ka digtay in haddii aan gargara la gaarsiin dadka tabaaleysan ay xaaladdu intan ka sii dari doonto.Warbixinta Hay,adda ayaa lagu xusay in ay muhiim tahay in loo istaago sidii loo caawin lahaa dadka kunool geeska Afrika.NRC ayaa tilmaamtay in ay Soomaaliya qarka u saaran tahay in abaarta ka jirtaa ay isku badasho xaalad macaluul ah. Abaarta daran ee ka jirta Soomaaliya oo laga soo saaray digniin hor leh was last modified: June 18th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Kormeerihii Waxbarashada gobolka Shabeellaha Hoose oo la dilay next post Ardeyda Baxdo oo maanta ka qeyb gashay imtixaanka iyo dowladda oo ka hadashay You may also like Nin 43 sano ku xirnaa Itoobiya oo loo kala saaray labo qoys oo isku haystay 15/08/2020 Ciidamo ku biiraya Kumandoska Somalia oo tababar loogu qaaday Turkiga (Sawirro) 14/08/2020 Akhriso:-Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo sheegay in dilkii Khashoggi uu ahaa mid hore loo qorsheeayy 23/10/2018 Al-Shabaab oo xukun gacan goyn ah ka fulisay degaan ka tirsan Koonfurta Somaliya 02/06/2020 Ukraine Oo Dalbatay In La Qabato Markab Ruush Ah Oo Sida Qamadi Laga Xaday 02/07/2022 Xaaf oo DFS ku eedeeyay faragelin, qalalaaso abuurid iyo qafaalashada nidaamka doorashada Galmudug. 09/01/2020 Biden & Boqor Salmaan oo ka wadahadalay shidaalka iyo xaaladda Bariga Dhexe 10/02/2022 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 04/11/2022 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 15/07/2022 Akhriso:-Wararkii ugu dambeeyay ee Xiisada Maraykanka iyo Iran 07/01/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.