Madaxweynaha Puntland oo kulan gaar ah la yeelanaya Taliyeyaasha Ciidamada written by Warsan Radio 19/06/2022 Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni in uu kulan gaar ah Magaalada Garoowe kula yeesho Taliyeyaasha Hay’adaha Amniga dowlad Goboleedka Puntland.Kulanka ayaa Madaxweynaha waxaa uu warbixino kaga dhageysan doonaa Saraakiisha Ciidamada, isla markaana uu farayo in la adkeeyo Amniga guud ee degaannada Puntland.Dhowr jeer oo hore ayaa Madaxweynaha Puntland waxaa uu ku amray Saraakiisha Ciidamada inay dardar geliyaan howlaha lagu sugayo Amniga guud ee degaannada Puntand.Kulankaan ayaa kusoo aadaya xilli Madaxweyne Deni uu sidoo kale maanta la ballansan yahay xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo uu ku casumay kulan qado ah oo albaabadu u xiran yihiin, kadib markii ay soo baxeen mooshin ay kula xisaabtamayaan Xukuumaddiisa. Madaxweynaha Puntland oo kulan gaar ah la yeelanaya Taliyeyaasha Ciidamada was last modified: June 19th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post QM oo dalbatay in laga hortago xadgudubyada Haweenka loogu geysto Soomaaliya next post Dhageyso:-Warka Galab ee Radio Warsan You may also like Guddoomiye ku xigeenkii xaafadda Xaawa-taako ee Beledweyne oo la dilay 11/08/2020 Al-Shabaab Oo War Ka Shaacisay Qarax Saaka Lala Eegtay Ciidamo Ka Tirsan DANAB 02/01/2022 Egeyga cusub ee QM oo Maanta gaartay Garoowe lana kulantay Deni 10/06/2023 Madasha Xisbiyada Qaran oo War culus ka soo saartay Shirka Dhuusamareeb 3 (Akhriso) 19/08/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 11/11/2021 DHAGEYSO:-BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN 15/11/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 24/06/2020 Roobab Xoogan oo Ka da`ay qeybo Kamid ah Gobolka Gedo iyo Dhibaato Ka Dhalatay 03/12/2016 Sawiro:Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo gaaray Ceelwaaq 23/04/2022 QM, Midowga Yurub, IGAD oo qoraal ay soo saareen ku sheegay in ay xormeynayaan madax-bannaanida Soomaaliya 11/04/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.