Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe” Waa nasiib darro in 62-sano ka dib walaalaheenna Gobolada waqooyi ay ka maqan yihiin dalka intiisa kale” written by Warsan Radio 26/06/2022 Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xalay ka qeyb galay munaasabadda xuska 26‐ ka Juun, oo ku beegan 62-sanno guuradii ka soo wareegatay xiligii gobolada waqooyi ee dalkeenna ay xurnimadda ka qaateen gumeystihii Ingiriiska.Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo Khudbad dhan walba taabaneysa ka jeediyey munaasabadda ayaa waxaa uu sheegay in ay nasiib daro tahay in 62-sano ka dib aan walaalaheenna Gobolada waqooyi ay ka maqan yihiin dalka intiisa kale.“Farxad weyn ayeey ii tahay inaan Ka qeyb galo munaasabadda loogu dabaaldagayey 62 sano guurada ka soo wareegtay xornimadii Gobollada Woqooyi ee 26-ka Juun,” ayuu yiri gudoomiyaha golaha shacabka.62-sano ka hor 26-ka Juun1960 waxay shacbiga Soomaaliyeed u aheyd maalin weyn, maalin xorriyadeed, maalin farxadeed, maalintii ugu horreysay ee madaxbannaani helaan gobollada Waqooyi ee dalkeenna, isla markaana Calanka buluugga ah laga taagay gayiga dalkeena.Ugu dambneyntii, wuxuu hambalyo u diray guud ahaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay caalamka ka joogaan, wuxuuna hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay in dib loo milicsanno halgankii adkaa ee naf iyo maal lahaa ee lagu bixiyay xorriyadda aan maanta heysanno. Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe” Waa nasiib darro in 62-sano ka dib walaalaheenna Gobolada waqooyi ay ka maqan yihiin dalka intiisa kale” was last modified: June 26th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweynaha Somaliland oo ku dhawaaqay in uu wada-hadallo la galayo Xisbiyada mucaaradka next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Xeer Ilaaliyaha Maraykanka oo magcaabay qareen baaris ku sameeya Joe Biden 13/01/2023 Deg Deg: Dab Qasaaro Dhimasho Sedax Qof ah Geystay Oo Ka Dhacay Xaafada Katirsan Magalada Baydhabo. 07/01/2020 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 10/07/2022 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 06/07/2021 Mareykanka oo Ruushka ku eedeeyay in uu galay dambiyo dagaal 19/02/2023 VIDEO DEG DEG: RW XASAN CALI KHEYRE OO HELAY CODKA KALSOONIDA BARLAMAANKA 01/03/2017 Ururrada bulshada rayidka oo dalbaday in shirka uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo lagu qabto Muqdisho 12/02/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 11/02/2021 QM Oo Kulan Ka Yeelaneysa Xaaladda abaraha ka jira Somalia 07/09/2022 Ra’iisul-wasaarihii hore ee dalka Turkiga oo geeriyooday 15/04/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.