Meydadka 20 dhalinyaro ah oo hal meel laga helay written by Warsan Radio 26/06/2022 Booliiska dalka Koonfur Afrika ayaa isku dayaya in ay ogaadaan sida ugu yaraan labaatan dhallinyaro ah ay ugu dhinteen goob lagu caweeyo oo ku taal magaalada East London.Masuuliyiinta caafimaadka ayaa sheegay in meydadka la geeyay goobaha meydadka lagu keydiyo oo baaritaanno lagu samayna doono.Warbaahinta gudaha ayaa sheegaysa in laga yaabo in la sumeeyay. Sawirro laga soo qaaday Tavern Enyobeni oo ah xaafadka ku taal cirifka magaalada, ayaa muujinaya maydad daadsan sagxadda iyo miisaska, oo ay ka muuqdaan calaamado dhaawac ah.Waxaa la rumaysan yahay in dhallinyaradu ay u dabbaaldegayeen dhammaadka imtixaannada dugsiga sare. Meydadka 20 dhalinyaro ah oo hal meel laga helay was last modified: June 26th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Galmudug oo gacanta ku dhigtay rag ku eedeysan inay falal Amni darro geysteen next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Tansaaniya 21/07/2022 Galmudug oo shaacisay sida laga yeelayo hadii la qabto rag uu kujiro Sheekh Shaakir 18/05/2022 Puntand oo askar u xirtay is-rasaasayn xalay ka dhacday magaalada Garowe 07/11/2021 Dagaalkii Mareykanka iyo Shiinaha ee Covid-19 oo dib usoo laba kacleeyay. 08/06/2020 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 04/07/2021 DFS & dowlad Goboleedyada oo Shir ka yeeshay howlgallada ka socda dalka 28/10/2022 Wararkii ugu dambeeyey Dagaal khasaaro dhaliyay oo ka dhacay Gobolka Gedo 12/07/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 04/08/2021 Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday Duqii Baladweyne & mid cusub oo la magacaabay 03/03/2024 Aqriso:Madaxweynaha Dowlad Goboleedka KG Oo Shir Gudoomiyey Shirkii looga hadlay Arimaha Barlamanka 2 aad. 13/03/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.