Ra’iisul Wasaare Xamse oo shaaciyay nooca Xukuumadda uu soo dhisi doono written by Warsan Radio 30/06/2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa khudbad ka jeediyay munaasabad ballaaran oo ay soo abaabuleen aqoonyahanno wax ku soo bartay dalka Malaysia oo ay ku jiraan mudaneyaal ka tirsan BFS, taas oo lagu soo dhaweynayay magacaabistii iyo kalsooni siintii Baarlamaanka ee Ra’iisul Wasaaraha.Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in ay nasiib darro tahay in Shacabkeennu gaajo iyo harraad u dhintaan iyadoo ay biyaha webiyadu u muuqdaan, dalka intiisa badanna la isugu safro diyaarado sababo ammaan dartood, taas oo dowladda iyo shacabkaba uga baahan isbaddel dhab ah.Waxaa uu sheegay in uu soo dhisi doono xukuumad tayo leh oo dalka ka saarta dhibaatada culus ee ka taagan ee dhanka Ammaanka, Abaaraha iyo Musuq maasuqa.Waxaa uu xusay in xukuumaddiisa ay kasoo dhex muuqaan doonaan xubno lagu yaqaano karti iyo ka shaqeynta Amniga dalka ayna muhiim tahay in la helo ciidan Tayaysan.Xamse ayaa xusay in xafiiskiisa iyo Ammaankiisa ay ilaaliyaan ciidamo Shisheeye, taasina ay tahay nasiib daro heysta umadda Soomaaliyeed. Ra’iisul Wasaare Xamse oo shaaciyay nooca Xukuumadda uu soo dhisi doono was last modified: June 30th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta go,aan ka gaari doona Miisaaniyadda dowladda next post Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo la kulmay Ergeyga Dalka Qatar u qaabilsan dhex dhexaadinta iyo xalinta khilaafaadka 04/05/2021 Ciidamada Haramcad oo dad badan ka qabqabtay Magaalada Jowhar 06/01/2021 Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan 01/06/2021 General Tuuryare oo shaaciyay in uu ka badbaaday isku day dil 19/04/2021 Guddoomiye Aadan Madoobe oo gaaray Magaalada Washington 23/10/2023 Degdeg: Diyaarad waday dad shacab (Rakaab) ayaa lagu duqeeyey Degmada Bardaale ee gobolka Baay. 04/05/2020 Taliyaha Ciidanka Asluubta oo faah faahiyay dhacdadii ka dhacday Xabsiga Dhexe 10/08/2020 Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida oo si kulul uga hadlay qaraxyadii Muqdisho 30/10/2022 Nin 43 sano ku xirnaa Itoobiya oo loo kala saaray labo qoys oo isku haystay 15/08/2020 Dhageyso: Barnaamijka Haweenka Idaacada warrsan 25/05/2023 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.