Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta go,aan ka gaari doona Miisaaniyadda dowladda written by Warsan Radio 30/06/2022 Xildhibaannada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Maanta markii Saddexaad yeelanaya kulan wadajir ah, kaas oo ku saabsan sii wadidda Akhrinta 3aad ee Miisaaniyadda Qaranka 2022.Labadii maalmood Xildhibaanada labada Aqal oo kulan yeeshay ayaa waxaa hortegay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo ay su’aalo adag weeydiiyeen, iyaga oo siweyn uga dooday miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2022.Xildhibaannada labada Aqal ayaa Wasiirka Maaliyadda ku eedeeyay in Afartii sano ee uu xilka haayay Madaxweynihii hore ee Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wasaaraddiisa sameyn xisaabxir, isla markaana ay maqan tahay lacag dhan 193 Milyan oo Dollar.Guddoomiyaha Golaha mudane Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in maanta ka d go’aan laga soo gaari doono miisaaniyadda dalka. Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta go,aan ka gaari doona Miisaaniyadda dowladda was last modified: June 30th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan next post Ra’iisul Wasaare Xamse oo shaaciyay nooca Xukuumadda uu soo dhisi doono You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 23/06/2021 Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in Shirkadda DP World ay dalka ka difaaci doonto 09/06/2020 Puntland oo ka jawaabtay hadalkii Madaxweynaha Somaliland 09/05/2023 Soomaaliya oo ka qayb gashay shir looga hadlayay xariirka Afrika iyo dalka Vietnam 28/08/2021 DAAWO MUSHARAXA MUDANE MUKHTAAR ROOBOW OO LA GODOONSIYEY SHAXADAII DOORASHAD KGS 05/11/2018 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 16/12/2019 Gobolka Benaadir oo markii ugu horeysay laga waayey kiisas cusub oo COVID-19 ah 08/06/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 10/11/2021 Abaarta daran ee ka jirta Soomaaliya oo laga soo saaray digniin hor leh 18/06/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/08/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.