Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka written by Warsan Radio 06/07/2022 Booliiska magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil 17 jir ah uu dhintay, wiil kale oo 16-sanno jirana uu soo gaaray dhaawac halis ah kaddib markii xalay ay is toogasho ka dhacday agagaarka wadada Nicollet Avenue iyo jidka 18th Street ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.Wiilashan oo aan weli la sheegin jinsiyaddooda iyo magacyadooda ay booliisku sheegeen in labbo kale oo dhallinyaro ah ay rasaas isku weydaarsadeen guri dabaq ah oo ku yaala agagaarka Nicollet Avenue iyo 18th Street dhexdiisa.Wiilka dhintay ayaa noqonaya qofkii 45-aad ee sannadkan toogasho lagu dilo magaaladda Minneapolis, waxaana kororka weerarada ka dhacaya Magaalada Minneapolis ay walaac ku abuurtay Soomaalida. Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka was last modified: July 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Warsan next post Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 27/07/2022 Dhageyso: Barnaajika Dhacdooyinka 29/12/2022 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 18/05/2022 Wararkii ugu dambeeyay ee dalka Ethiopia kadib qabsashadii Mekelle 01/12/2020 Japan oo Somalia & dalal kale ugu deeqday Mallaayiin Dollar 18/01/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Bidhaamiye Qeybta 10 aad 11/08/2020 Booliska Puntland oo xiray Wariye ka howlgalla Qardho & Urruro cambaareeyay 12/05/2022 RW Xamse oo kormeeray qeybaha kala duwan ee Wasaaradda Hawlaha Guud 07/11/2023 18/04/2022 Roob Mahiigaan ah oo ka da’ay Dalka Pakistan 30/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.