Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka written by Warsan Radio 06/07/2022 Booliiska magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil 17 jir ah uu dhintay, wiil kale oo 16-sanno jirana uu soo gaaray dhaawac halis ah kaddib markii xalay ay is toogasho ka dhacday agagaarka wadada Nicollet Avenue iyo jidka 18th Street ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.Wiilashan oo aan weli la sheegin jinsiyaddooda iyo magacyadooda ay booliisku sheegeen in labbo kale oo dhallinyaro ah ay rasaas isku weydaarsadeen guri dabaq ah oo ku yaala agagaarka Nicollet Avenue iyo 18th Street dhexdiisa.Wiilka dhintay ayaa noqonaya qofkii 45-aad ee sannadkan toogasho lagu dilo magaaladda Minneapolis, waxaana kororka weerarada ka dhacaya Magaalada Minneapolis ay walaac ku abuurtay Soomaalida. Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka was last modified: July 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Warsan next post Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa You may also like Madaxweynayaasha Jubbaland & Koonfur Galbeed oo Warmurtiyeed soo saaray 17/12/2021 Laftareen oo booqday ciidankii dhowaan kusoo dhaawacmay dagaaladii bakool kadhacay 10/06/2020 Norway oo dib u fureysa Safaaradeedii Magaalada Muqdisho 17/06/2021 Q.M oo dalalka Afrika ugu digtay in ay awood u isticmaalaan shacabka inta uu socdo la dagaalanka Covid19 28/04/2020 Joe Biden oo Qadka teleefoonka kula hadlay madaxweynaha Falastiin iyo Raisal wasaaraha Israel 17/05/2021 Dhageeyso Barnaamijka Kulanka Warsan ee Caawa 27-10-2016 27/10/2016 Xukuumada Soomaaliya oo sheegtay in musharaxiinta ay qal qal gelinayaan amniga iyo xasiloonida dalka. 09/02/2021 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 11/07/2021 Madaxweyne Trump oo amray in ciidammada Mareykanka laga soo saaro Soomaaliya 05/12/2020 Golaha wasiirada Puntland oo yeelanaya Shir deg deg ah oo ku saabsan xaaladda Boocame 06/08/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.