Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka written by Warsan Radio 06/07/2022 Booliiska magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil 17 jir ah uu dhintay, wiil kale oo 16-sanno jirana uu soo gaaray dhaawac halis ah kaddib markii xalay ay is toogasho ka dhacday agagaarka wadada Nicollet Avenue iyo jidka 18th Street ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.Wiilashan oo aan weli la sheegin jinsiyaddooda iyo magacyadooda ay booliisku sheegeen in labbo kale oo dhallinyaro ah ay rasaas isku weydaarsadeen guri dabaq ah oo ku yaala agagaarka Nicollet Avenue iyo 18th Street dhexdiisa.Wiilka dhintay ayaa noqonaya qofkii 45-aad ee sannadkan toogasho lagu dilo magaaladda Minneapolis, waxaana kororka weerarada ka dhacaya Magaalada Minneapolis ay walaac ku abuurtay Soomaalida. Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka was last modified: July 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Warsan next post Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa You may also like Tartankii Caawa oo ku dhamaadey 14 dhibcood oo Daarusalaam B ah iyo Bardaale B oo 0 ah. 29/04/2020 Madaafiic lagu weeraray Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb 17/06/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 30/01/2022 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 19/08/2019 Dhageyso: Barnaamijka Bandhiga Idaacada Warsan 09/05/2023 Madaxweyne Trump oo hakiyay aqoonsiga deganaashaha ee kaarka cagaaran 22/04/2020 Akhriso:-Qodobo ka soo baxay Shirkii Golaha Wasiirada Soomaaliya 20/04/2017 Dab khasaaro geystay oo ka kacay Suuqa weyn ee Magaalada Boosaaso 14/06/2021 Tiradda dadka uu ku dhacay Coronavirus Soomaaliya oo gaartay 164 qof 19/04/2020 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 17/07/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.