Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka written by Warsan Radio 06/07/2022 Booliiska magaaladda Minneapolis ee dalka Mareykanka ayaa sheegay in wiil 17 jir ah uu dhintay, wiil kale oo 16-sanno jirana uu soo gaaray dhaawac halis ah kaddib markii xalay ay is toogasho ka dhacday agagaarka wadada Nicollet Avenue iyo jidka 18th Street ee Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.Wiilashan oo aan weli la sheegin jinsiyaddooda iyo magacyadooda ay booliisku sheegeen in labbo kale oo dhallinyaro ah ay rasaas isku weydaarsadeen guri dabaq ah oo ku yaala agagaarka Nicollet Avenue iyo 18th Street dhexdiisa.Wiilka dhintay ayaa noqonaya qofkii 45-aad ee sannadkan toogasho lagu dilo magaaladda Minneapolis, waxaana kororka weerarada ka dhacaya Magaalada Minneapolis ay walaac ku abuurtay Soomaalida. Weerar dad lagu dilay oo markale ka dhacay Mareykanka was last modified: July 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Duhurnimo ee Radio Warsan next post Shirka dalalka IGAD oo Maalintii labaad galay & Soomaaliya oo ka qeyb galeysa You may also like Wasiirka Gaashaandhigga Muqdisho kulankulmay Taliyaha AFRICOM 19/01/2021 Qarax ay ku dhinteen ku dhawaad 40 qof oo ka dhacay Pakistan 31/07/2023 Dowladda Soomaaliya Oo Codsi U Dirtay Dowladdaha Carbeed Ee Taageera 02/07/2022 Wasiirka difaaca Taliyaaniga oo soo gaaray Muqdisho (Sawiro) 24/03/2021 Dhg=ageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 06/12/2021 Dhageys:-WASIIRKA DASTUURKA K.G.S AYAA KA JAWAABAY HADALKII KA SOO YEERAY MAHAD CABDALLE CAWAD. 04/03/2018 Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday in ay berri tahay Ciid 23/05/2020 Baaritaan Lagu sameynayo Gabar Soomaaliya ku matashay Tartan Caalami ah 02/08/2023 Siyaasiyiinta Madasha Xisbiyada oo markale dowladda dhaliilay 21/06/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 08/11/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.