Wasiirka Wasaarada becada iyo dur joogta dowlada goboleedka koonfurgalbeed somaliya Mudane ali isack cumar ayaa daahfurtey olalole wacyigelin oo ku saabsan Arrimaha degaanka gaarka ahaan kahortagga xaalufka iyo saamayta xun ee dhuxusha kaas oo ay so qabanqaabisey Wasarada becada iyo durjogta koonfurgalbeed somaliya shirkan oo lagu casuumey wakiilo kasocdo wasaradaha dowlada goboleedka koonfurgalbeed iyo Ururada Bulshada rayidka qabiiro arimaha degaanka ugu horeyn waxa ujeedka kulankan kahadley Agaasimaha guud wasaaradda becada iyo durjogta koonfurgalbeed somaliya Mudane cismacil musdhaf Maxamed .
wasiirka Wasaarada becada iyo dur joogta dowlada goboleedka koonfurgalbeed somaliya Mudane ali isack cumar oo si rasmi ah ufurey shirkan ayaa shegey in Wasaarada becada iyo durjogta koonfurgalbeed ayaa wado qorshiyaal muhiim oo ku saabsan Arrimaha degaanka