Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 9aad waxaa looga hadlaya Saameynta ganacsiyada Haweenka uu ku leeyahay sicir bararku iyo siyaabaha loo maareyn karo.barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri bidhaan) Iyo Wariye; Muxudiin Xasan Maxamed (Xusni)