Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Ergada dhex-dhexaadinta written by Warsan Radio 21/06/2022 Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu maanta la kulmay ergadii iskood isku xilqaamay ee ku howlanaa sidii ay isugu soo dhaweyn lahaayeen xukuumadda iyo asxaabta mucaaradka.Ergadan ku howlan xal u helidda arrimaha siyaasadeed ee cakiran ee Somaliland ayaa hore waxa ay ula kulmeen madaxda mucaaradka.Ergadan waxa ay sheegeen inay qaadeen tallaaba muhiim ah oo ay dhinacyadu isugu soo dhawaynayaan, hasayeeshee qoraal ka soo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa lagu sheegay in Golaha Guurtida ay sharci ahaan Somaliland u qaabilsayihiin xallinta khilaafka, iyagana ay tahay in laga war-sugo qaabka loo galayo hawsha. Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Ergada dhex-dhexaadinta was last modified: June 21st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday rag ku eedeysan dil & weeraro bambaano next post Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Midawga Yurub oo qorshaynaya inay taageero milari u fidiyaan Ukraine 13/12/2022 Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Khayre Iyo Maamulaha Shirkadda Enez oo Ka Hadlay Dardar Gelinta Dhismaha Waddada Isku Xirta Muqdisho Iyo Afgooye 20/01/2020 Doorashada Faransiiska Oo Marxalad Xasaasi Ah Gashay 11/04/2022 Toogasho Ka Dhacday Magaalo Ka Tirsan Mareykanka Oo Lagu Dilay Muwaadin Soomaali Ah 31/12/2022 Akhriso:-Mukhtaar Roobow iyo C/casiis Lafta Gareen oo kulmay 07/02/2019 Dhageyso: Barnaamijka Fanka iyo Suugaanta Idaacada Warsan 08/08/2023 Booliska Soomaaliya oo war kasoo saaray kiiska gabar lagu dilay Muqdisho 13/09/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 29/09/2020 Dhageyso;- Waka Subaxnnimo ee Idaacada Warsan 09/09/2022 Dhageyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 23/04/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.