Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta written by Warsan Radio 26/07/2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo weli ku sugan dalka Masar Caasimaddiisa Magaalada Qaahira ayaa halkaasi ka wada kulamo kala duwan oo looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya, isaga oo taageero u raadinaya dowladda Cusub ee uu hoggaaminayo.Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaadan doona Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta Mudane Axmed Abuu Al-qeyd, iyagoo ka arrinsanaya qorsheyaasha heer Carbeed ee midnimada iyo wax-wada qabsiga dalalka ku mideysan Jaamacadda Carabta oo Dowladda Soomaaliya ay ka tahay xubin muhiim ah.Madaxweynaha ayaa horay ula kulmay Madaxweynihii 5aad ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan iyo Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax Al-siisi, waxaana la filayaa in Madaxweynaha uu kulamada sii wado.Waa safarkii lixaad oo Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tago dalka dibaddiisa tan iyo markii la doortay, waxaana wararka aan helnay ay sheegayaan in markii uu dib ugu soo laabto dalka uu tegi doono degmada Garbahaareey si loo xaliyo Arrinta Gobolka Gedo. Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmaya Madaxa Ururka Jaamacadda Carabta was last modified: July 26th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Doodu Ku saabsan doorka dhalinyarda ee Nabadda iyo Go’aan gaarista/Siyaasada next post Ciidamada Puntland oo fuliyay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab & Daacish You may also like Axmed Madoobe oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya 19/06/2020 Dhageyso tartan cilmiyeedka Idaacada Warsan 06/04/2023 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan. 16/06/2020 QM “Guulaha amni iyo kuwa siyaasadeed ee ay Soomaaliya gaartay halis ayay ku jiraan” 03/06/2020 VIDEO:-Daawo Ku Dhawaad 10 Katirsan Ayaa Lasheegayaa In Ay Ku Dhinteen Degaalki Ka Dhacay Aban 16/12/2017 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Waajid (Sawiro) 20/06/2021 Beesha caalamka oo war kasoo saartay qalalaasihii Hargaysa ka dhacay 10/06/2022 Dagaal ka dhacay Magaalada Garoowe iyo wararkii ugu dambeeyay 21/06/2023 RW Kheyre Iyo Beesha Caalamka Oo Ka Wada Hadlay Xakameynta COVID-19 21/04/2020 Rooble;”Xukuumadu Waxay Ku Dhaqmeysaa Siyaasad Ku Saleysan Maslaxadda Ummadda “ 14/01/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.