Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda Amniga Muqdisho written by Warsan Radio 30/07/2022 Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha amniga magaalada Muqdisho, waxaana uu sheegay in aan loo dulqaadan karin kooxaha dhibaatada ku haya dadka Shacabka.Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in loo baahan yahay in aan laga daba imaan dadka dambilayaasha ah markii ay gacanta kusoo dhiggaan ciidamada Ammaanka dowladda.Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxaa uu xaqiijiyay in dowladda Soomaaliya aysan xabsi ku heyn doonin qof aan dambi laheyn sidaasi darted loo baahan yahay in fursad la siiyo baarista.Waxaa uu ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay ciidamada la shaqeeyaan sharcigana garab siiyaan.Sidoo kale waxaa uu bogaadiyey nafhurnimada iyo halganka Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed oo u tagaan xaqiijinta amniga. Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda Amniga Muqdisho was last modified: July 30th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Itoobiya oo ku dhawaaqday in ay dishay hoggaamiyeyaal Shabaab ka tirsan next post Wararkii ugu dambeeyay ee dagaallada ka socda xuduudka Soomaaliya iyo Itoobiya You may also like DFS oo cambeeraysay weerar ay xuutiyiinta ku qaadeen dalka Sacuudiga. 01/03/2021 Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Aadan Madoobe & Safiirka Imaaraadka Carabta? 03/08/2023 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 15/06/2022 Dowladda Soomaaliya oo codsi u gudbisay MAREYKANKA 11/04/2021 QM oo ku baaqday $70 milyan oo lagu caawiyo Malawi 04/04/2023 Xaalad deg deg ah oo looga dhawaaqay qeybo ka tirsan Mareykanka 24/07/2022 Suudaan oo ku gacan seyrtay codsi ku saabsan arrinta wabiga Nile oo uga yimid Itoobiya 13/05/2020 Madaxweyne Farmaajo iyo Erdogan oo kawada hadlay iskaashiga dagaalka covid19 23/04/2020 Farmajo and Bihi to meet in Djibouti for talks 13/06/2020 Akhriso Nuxurka Khudbadda Madaxweyne Laftagareen uu kajeediyey Shirka Maamul Goboleedyada 11/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.