Wararkii ugu dambeeyay ee dagaallada ka socda xuduudka Soomaaliya iyo Itoobiya written by Warsan Radio 30/07/2022 Ku dhawaad 20 qof oo dhinacyaddii dagaalamay ah ayaa ku dhintay tiro kalena wey ku dhaawacmeen dagaallo culus oo wali ka socda deegaanka Caato ee Gobolka Bakool.Dagaalkaan ayaa dhexmaraya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ciidamada Liyu Police ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia oo dhinac ah iyo maleeshiyada ururka Al-Shabaab.Al-Shabaab ayaa la sheegay in weerarkan ay shalay ku qaadeen magaalada oo ay xilligaas ku sugnaayeen xidhibaanno ka tirsan baarlamanka Soomaaliya oo gobolka u tagay inay gargaar gaarsiiyaan dadka ay dagaaladu saameeyeen.Ciidanka dowladda ayaa sheegay in ay ka hortageen in Shabaab ay gacanta ku dhigaan magaalada Aato,islamarkaana dib loo riixay.Sida ay sheegeen xogo dhinaca sirdoonka ah, qiyaastii 500 oo dagaal yahan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa 50 mitir gudaha u galay Ethiopia toddobaadkii la soo dhaafay kahor. Wararkii ugu dambeeyay ee dagaallada ka socda xuduudka Soomaaliya iyo Itoobiya was last modified: July 30th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay xaaladda Amniga Muqdisho next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan You may also like Dowladda Mareykanka oo Farmaajo & Rooble ugu baaqay inay joojiyaan falalka hurin kara xiisadda 30/12/2021 Akriso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dalka Hindiya 18/07/2018 Turkiga oo Shuruud ku xiray in Dowladda Sweden ay ku biirto NATO 06/06/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idacada Warsan 23/11/2020 Madaxweynaha Rwanda oo ku hanjabay inuu saarayo qaxootiga u dhashay Congo 10/01/2023 Dhageyso:- Wareegii Sedexaad Habeenkii 24 Raad oo ay Tartamaan Xaafadaha Baydhabo. Waxaa Caawa ku Tartamaaya Xadadaha kala ah Salaameey {B} iyo Wadajir {A} 9-6-2018 09/06/2018 SOMA Oo Tababar Uga Fartay Jowhar Wariyayaasha Ka Howlgalo Hir-Shabelle (Sawiro) 19/01/2021 Dhageyso;- Warka Galab ee Idaacada Warsan 18/02/2022 Shirka golaha wadatashiga Qaranka oo galay maalintii 4-aad. 06/01/2022 Jubbaland oo sheegtay inaysan gudbin doonin guddiyada doorashooyinka 30/11/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.