Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer written by Warsan Radio 06/08/2022 Saddex Carruur oo walaalo ah ayaa miino kula qaraxday meel u dhaxaysa deegaanada Habuura iyo Sibidhley ee Xuduudka Togdheer.Sidoo kale 6 ruux oo kale ayaa dhaawacmay ka dib markii shil labaad ah uuna sababay Gaadhigii Gurmadka degdeg ahaa oo ay isku dhaceen Xaajiyad Rakaab ah oo kale Deegaanka Balli Hiile.3 Carruurta walaala ah oo xoolo jir ahaa ahaa ayaa mid ka mid ah halkaasi ku naf waayey halka labadii kale ay dhaawac yihiin.Khasaaraha ayaa sii kordhay ka dib markii gaadhiga Umbulanceka degmada Dhoqoshay oo siday dhaawaca uu galay shilka labaad.Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer Dr Maxamed Yuusuf ayaa sheegay in ay mar kale gurmad ugu tageen Balli-hiile dadka dhaawaca ah goor dhaweydna la soo gaadhsiiyey Cusbitaalka weyn ee Burco 8 qof ee dhaawaca ah oo qaarkood ay yihiin helada 3 carruurta ahayd ee Miinadu la kacday. Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Barnaamijka Dhacdooyinka Caalamka next post Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” You may also like Dhageyso: Warka Galabnimo ee Idaacada warsan 29/10/2022 Dhageyso+Sawiro:-Gudigii dhawaan magacaabay madaxweynaha maamulka koonfur galbeed magaacay oo soo bandhigay hordhaca baaritaanka dilalkii ka dhacay Baydhawa 9kii bishan. 17/08/2019 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 22/05/2020 Mahad Cawad “Waxaan dowlada iyo hay’adaha ugu baaqayaa in si degdeg ah loo caawiyo dadka Bacaadweyn oo roobab aay sameeyeen” 03/05/2020 DHAGEEYSO:-Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo toogatay Afar qof 24/04/2017 DHAGEYSO:- Barnaamijka Ciyaaraha idacada Warsan Radio Magaalada Baydhabo. 17/01/2017 video:-Madaxweyne Farmaajo oo galabta u damaashaad tagay Xeebta Liido 31/08/2017 AMISOM oo sheegtay in ay dardargalineyso dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab 10/09/2020 Toogasho Maanta lagu fuliyay Askari dilay Sarkaal & Walaashiis 26/07/2022 Maxaa looga hadlay kulan ay yeesheen Maamulka Gobolka Banaadir? 04/02/2024 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.