Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” written by Warsan Radio 06/08/2022 Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Soomaalida ee bariga Itoobiya ku yaalla ayaa sheegay in 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ay ku dileen dagaalladii ugu dambeeyay kaddib weerarro dhif ah oo ay kooxdu ku qaadeen xaafadaha ku teedsan xadka Soomaaliya iyo Itoobiya.Madaxweyne Mustafa Muxumed Cumar ayaa maanta sheegay in qiyaastii boqol kale la soo qabtay. Hadalkiisan looma xaqiijin karo si madax bannaan.Weerarradii horraantii July dhacay, ayay kooxda Al-Shabaab ku sheegteen inay dileen dhowr sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dowlad Deegaanka. Maamulka gobolka ayaa bilaabay howlgallo ay isla sameynayeen ciidamada federaalka.Itoobiya ayaa hore u sheegtay in saddex ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay howlgal ay gacan ka geysteen duqeymaha cirka, taas oo ay kooxdu beenisay.Mustafa ayaa hore golaha gobolka ugu sheegay in Itoobiya ay dooneyso inay sameyso aag ka tirsan Soomaaliya oo la isaga caabbiyo weerarrada noocan oo kale ah.Hadalkan uu maanta jeediyay ayuu ku sheegay inay socdaan dadaallada lagu hubinayoin kooxdu “aysan marnaba ku dhiirran inay usoo dhowaato xadka”. Itoobiya” Waxaan dilnay 800 oo ka tirsan ururka Al-Shabaab” was last modified: August 6th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Carruur walaalo ah oo miino kula qaraxday gobolka Togdheer next post Maraykanka oo $127 million oo dollar oo cusub ugu deeqay qaaradda Afrika You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 28/03/2019 DHAGEEYSO:-Barbaamijka Kulanka Warsan ooCaawa Wareysiya Xasaasi ah ayku jiraan 06/12/2016 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 25/11/2018 Shir deg deg ah oo ku saabsan Amniga ka dhacay Baydhabo 13/08/2022 Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika 18/07/2023 Midowga Afrika oo kasoo horjeestay go’aankii muddo kordhinta barlamaanka kuna baaqay in lagu laabto heshiiskii 17 september 23/04/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 07/04/2019 Golaha Wakiilada Puntland oo manta kulan Xasaasi ah yeelanaya 26/11/2023 Dowladda Mareykanka oo joojiyay dal ku-gallada ajaanibta 23/06/2020 Taliska Booliska oo Digniin adeg kasoo saaray Arrin ka dhan ah Imtixaanka Dowladda 15/07/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.