Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar written by Warsan Radio 07/08/2022 Qarax ayaa ka dhacay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Maamulka Hir-Shabeelle, kaas oo siweyn looga maqlay inta badan Xaafadaha Magaalada Jowhar.Wararka aan helnay ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid lagu xiray Gaari NOAHA ah oo yaallay halka loo yaqaano todobada Geed oo kasoo horjeeda Hotelka Nuur Doob ee dhawaan qaraxa lagu weeraray, waxaana qaraxa uu dhacay xilli Ciidamada Booliska ay gaariga baarayeen.Waxaa jira khasaaro kala duwan oo ka dhashay qaraxa, waxaana Ciidamada Ammaanka ay xireen dhammaan waddooyinka soo gala goobta uu qaraxa ka dhacay.Weli sirasmi ah looma shaacin khasaaraha ka dhashay qaraxa, waxana goobta ku sugan oo howlo baaritaano ah ka wada Ciidamada Amniga, kuwaas oo dadka u diidaya inay goobta u dbawaadaan. Qarax ka dhacay Magaalada Jowhar was last modified: August 7th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Diyaarado duqeyn ka geystay degaano katirsan Gobolka Hiiraan next post DEG DEG:- Buuq hareeyay Kulanka Golaha Shacabka You may also like Beesha Caalamka oo ku baaqday in deg deg loo bilaabo shirka arrimaha doorashooyinka 08/04/2021 Dhageyso:-Warka Caawa ee Idaacada Warsn 12/10/2021 Akhriso+Sawiro:- Haween loo Tababaray Nadaafada Baardheere oo lagu Wareejiyey Qalabka Shaqada 19/02/2018 Wabiga Shabeelle oo fatahaad ka sameeyey Xaafado ka tirsan Beledweyne 04/05/2020 DHAGEYSO: BOQOL ARDAY OO BARATAY XIFDINTA QU`AANKA AYAA SHAHADOOYIN LAGU GUDOONSIYE ISKUULKA KAAFIYE EE MAGAALADA BAYDHABO. 10/03/2020 Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo ka hadlay sababta Ciidanka Uga soo baxeen Farumaha dagaalka 31/08/2023 Raysal wasaaraha Soomaaliya oo maanta la kulan la qaatay Safiirka wadanka UK 20/09/2021 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 08/02/2023 Maxay ka wada hadleen Sheekh Shariif iyo talyaha booliiska? 08/05/2021 badmaaxiin u dhashay dalka Iran oo ku xirnaa xabsiyada dalka Soomaaliya oo la sii daayay, 25/03/2024 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.