Baydhabo-{WMN}-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka KGS ayaa qabatay Tababar lagu soo gabagabaynayey Qorshaha digniinaha hore Si loo yareeyo khataraha ay keeni karaan Masiibooyinka.
Tababar kan aya loo qabtay in ku dhaaw 30 ruux oo laaga soo xulaay Tobanka xafad ee magalaada Baydhaabo kuwaas oo laa diyaarin doono ka waceygilinta Bulshaada dhibatooyinka ka dhashaay xaladaaha abaar ee ka jira qeybo kamid ah dalka somaliya gar ahaan deganaada kgs
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiiboyinka DKGs Mudane Dini Cabdinur Mohamed oo Gobta ka hadlay aya kula dardaarmay ka qeyb galaasha Tawabarkan in ay Fuliyaan Qorshaha digniinaha hore ey Maanta soo gabagabeeyeen dejintiisa ay Wasaaradda diyaar u tahay fulintiisa.
Qarkamid ah dadka ka Faideestay Tababarka inta uu socday aya u mahad celiyay wasaarada gargarka waxey na shegen in ey ku ceelin doona aqoonta ey faa.ideen bulshaada laaga soo dhax xulay