Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 11aad Waa maxay faa’iidada ku jirta in Haweenka ganacsatada ahi badeecadaha ay iibinayaan ku saleeyaan baahida suuqa ka jirta. (Demand and Supply) barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye; Shukri Ismaciil Axmed ( Shukri bidhaan) Iyo Wariye; Muhudiin Xasan Maxamed (Xusni)