Nin hubeysan oo 15 Ruux kudilay ugsi ku yaalla dalka Ruushka written by Warsan Radio 27/09/2022 Nin hubaysan ayaa toogasho ka geystay dugsi ku yaalla Jamhuuriyadda Udmurtia ee dalka Ruushka, isaga oo dilay ugu yaraan 15 qof oo ay ku jiraan 11 caruur ah, waana toogashadii afraad ee lala beegsado dugsiyada waxbarashada, ee ka dhacda gobolkaas, 15-kii bilood ee ugu dambeeyey.Guddida dembibaadhista ee Ruushka ayaa sheegtay, in ninka weerarka geystay oo lagu magcaabo Artem Kazantsev, inay da’diisu ay tahay illaa 30 jir. Artemuuna ka qalin jebiyey dugsiga No. 88 kaasoo ah dugsi ay dhigtaan arday isugu jirta, heerka barbaarinta illaa dhamaadka dugsiga sare.Ninkan hubaysan ayaa toogashada ku dilay 15 qof, halka u goobtaas ku dhaawacay illaa 24 qof oo kale oo ay ku jiraan 22 caruur ah.Toogashada iskuulada iyo xarumaha kale ee waxbarashada ee dalweynaha Ruushka iyo jamhuuriyadii hore ee Soofiyeedka ayaa aad naadir u ahaa ilaa laga soo gaadhayo sannadihii ugu dambeeyay, markaasoo tirada toogashooyinku ay kor u kaceen. Nin hubeysan oo 15 Ruux kudilay ugsi ku yaalla dalka Ruushka was last modified: September 27th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Sheekh Yuusuf Al-Qaradawi Oo Geeriyooday next post Soomaaliya iyo Malaysia oo heshiis kala saxiixday You may also like Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay Dhalinyaro ku xayirnaa dalka liibiya 27/09/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 21/06/2020 Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Qoorqoor iyo Cabdikariin Guuleed 22/12/2023 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 09/11/2022 WHO oo soo saartay digniin ku saabsan Cudurka Corona virus 16/06/2020 Saciid Deni oo u hoggaansamay baaqii Baarlamaanka Puntland ee ahaa in aanu ka qeyb gelin Shirka Muqdisho 01/07/2020 Dhageyso Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka dalbaday ciidamada xoogga Dalka Soomaaliyeed 18/01/2017 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 04/02/2019 Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 15/06/2022 DAAWO VIDEO AFARTA XAFADOOD BAYDHABO OO LOOGU TALAGALAY MASHURUQ TABABAR AH OO 150 DHALINYERO AH 24/02/2018 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.