Puntland oo beenisay in 12 degmo ay ka qabanayso doorashooyinka written by Warsan Radio 01/10/2022 Xukuumadda Puntland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay in barnaamijka doorashooyinka qof iyo cod lagu koobay 12 degmo oo keliya.Wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha Puntland Cabdiweli Mire Xirsi ayaa sheegay in aysan waxba jirin wararka ku saabsan in 12 degmo laga qabanayo qof iyo cod.Cabdiweli Mire ayaa sheegay in wasaaradda arrimaha gudaha ay mas’uul ka tahay barnaamijkan islamarkaana aysan macquul ahayn in 12 degmo lagu koobo doorashooyinka.Sidoo kale wuxu beeniyay in wasiirkii hore ee Maaliyadda Puntland Xasan Abgaal iyo madaxweyne Siciid Deni isku khilaafeen arrintaas. Puntland oo beenisay in 12 degmo ay ka qabanayso doorashooyinka was last modified: October 1st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Saraakiil milateri oo sheegay inay xukunka ka tuureen Hoggaamiyihii Burkina Faso next post Muddo kordhin loo sameeyay Madaxweyne Muuse Biixi You may also like Akhriso:- (Sawirro)Maxkamadda Ciidamada oo xukun dil ku riday ninkii dilay Wasiirkii Howlaha Guud 19/06/2017 PEACE NEGOTIATION FOR ROOBOW’S FREEDOM COULD ONLY COME IF ALL TWO COLLIDED WINGS COMPROMISE IMPERSONALLY!! 22/01/2019 Koonfur Galbeed oo is bedel ku sameysay Maamulkii Degmada Wanlaweyn 01/06/2021 Dhageeyso Warka Caawa ee idaacada Warsan 26-10-2016 26/10/2016 Daawo Muqaalkaan RIWAYAD DR QOOTO QOOTO PART 1 20/08/2016 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 27/05/2020 Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka oo gaaray Magaalada Kismaayo 25/07/2021 Statement from the United Nations System in Somalia on its support to contain COVID-19 31/03/2020 Daawo {Video} Kulan Lagu Cambaaraynayey 14 Odiyaal Iyo cullimo Iskugu jirey Oo Dhawaan ciidamada Itoobiya Ay Ku Didileen 21/07/2016 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 08/01/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.