Muddo kordhin loo sameeyay Madaxweyne Muuse Biixi written by Warsan Radio 01/10/2022 Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta muddo laba sano ah u kordhiyay muddo xileedka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.Kulan ay maanta yeesheen golaha guurtida ayay ku dhawaaqeen go’aankaan oo ay sheegeen in uu yimid ka dib markii ay qiimeeyeen xaaladda Somaliland ay hadda ku sugan tahay.Go’aankaan ayaa la sheegay in maalmihii lasoo dhaafay uu ka shaqeynayay xisbiga tallada haaya ee Somaliland ee Kulmiye. Muddo kordhin loo sameeyay Madaxweyne Muuse Biixi was last modified: October 1st, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Puntland oo beenisay in 12 degmo ay ka qabanayso doorashooyinka next post Ciidamadda Dowladda Oo Soo Baneeyay Moqokori Iyo Yasooman Iyo Cabsi Soo Wajahday Shacabka You may also like DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, 26/02/2017 DHAGEYSO:-Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan 25/04/2020 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 20/06/2020 Over 500 People Killed By Cholera In Somalia Since January-UN 08/06/2020 Madaxweynaha Somaliland oo cafis u fidiyay 594 Maxbuus 10/11/2022 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 28/05/2022 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada warsan 25/06/2022 Dhageyso:-Barnaamijka ku celiska Barnaamijka Beeraha 05/04/2021 Dhageyso:-Dood ku saabsan saameynta Covid-19 uu ku yeeshey Waxbarashada Dalka. 10/06/2020 War Ka Soo Kordhay Xanuunkii Halista Ahaa Ee Ka Dillaacay Tanzania 15/07/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.