Askar ku dhimatay qarax ka dhacay Galgala written by Warsan Radio 08/10/2022 Shan askari oo ka tirsan ciidmada PMPF ee Puntland ayaa ku dhintay tiro intaas ka badana waa ku dhaawacmeen, kaddib markii gaari nooca dagaalka ah oo ay la socdeen ay miino kula kacday deegaanka Sugure ee buuraleyda Galgala ee gobolka Bari.Askartii ku dhaawacantay weerarkaas oo la soo gaarsiiyay magaalada Boosaaso ayaa la dhigay goobaha caafimaadka, halkaasoo lagu daaweynayo.Ma jirto cid weli sheegatay qaraxan, hase yeeshee buuraleyda Galgala waxaa muddo 10 sano ka badan dagaal ku dhex marayey ciidamada Puntland iyo koox ka tirsan Al-shabaab. Askar ku dhimatay qarax ka dhacay Galgala was last modified: October 8th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday baahinta wararka Al-Shabaab next post DHAGEYSO: BARNAAMIJKA KULANKA WARSAN You may also like Guddiga Doorashada Somaliland oo sheegay in Doorashada Golaha Shacabka ku dhaceyso waqtigeeda 20/10/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 08/08/2020 Dilal ka dhacay Beledweyne iyo laas-Caanood 20/04/2022 Dhageyso: Barnaamijka Bandhiga Idaacada Warsan 07/06/2023 Soomaaliya iyo Rwanda oo isku furaya Albaabada ganacsiga 08/02/2020 Madaxweyne Farmaajo oo isku badallay taliyayaal Ciidan 25/10/2020 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE IDAACADA WARSAN CAAWA IYO SHUKRI 19/11/2016 Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxdii hore ee dalka oo Janaaso ku tukaday Marxuum Xasan Abshir (Sawiro) 16/07/2020 Isha (B) iyo Wadajir (B) oo Caawa fooda isdarey Guushana 1 dhibcood Isha ku raacdey. 13/05/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 24/02/2019 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.