Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ku baaqay in loo Midoobo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab written by Warsan Radio 08/10/2022 Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Maanta booqday goobihii ku burburay qaraxyadii Al-Shabaab dhawaan ka geysteen ee magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan.Madaxweyne Guudlaawe oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dhibaato aad u baaxad weyn ay ka dhacday goobihii qaraxyada, isaga oo sheegay in Al-Shabaab ay ummadda Soomaaliyeed aysan aheyn kuwo u turaayo, isla markaana ay bur buriyeen hanta ay lahaayeen Shacab Soomaaliyeed.Wuxuu sheegay in dad danyar ah ay hantidoodii ku waayeen goobihii qaraxyada ayna yihiin mid ka weyn dowlad goboleedka Hir-Shabeelle, loona baahan yahay in heer qaran iy mid Soomaaliyeed loogu soo gurmado dadka hantidooda ku waayay qaraxyadas.Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen wuxuu hadalkiisa uu intaasi kudaray in Al-Shabaab xilliaan waqtiooda uu dhamaaday, isla markaana dhawaan guud ahaan dalka oo dhan laga saari doono, isaga oo ugu baaqay inay Shacabka Soomaliyeed u midoobaan. Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ku baaqay in loo Midoobo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab was last modified: October 8th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Soomaaliya oo noqotay dalka keliya ee u codeeyay qaraar ka dhan ah dowladda Shiinaha next post Soomaaliya iyo Finland oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 10/09/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 15/12/2020 Maxkamadda Ciidamada oo saaka toogasho ku fulisay Askar dilal geysatay 18/02/2023 Dahgeyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 04/10/2021 Pentagonka mareykanka oo iska fogeeysay eedeyn loo jeediyay 06/05/2020 Mid ka mid ah Golaha Wasiirada Koonfur Galbeed oo is casilay 18/06/2020 QM oo ka digtay khatar ku soo wajahan Soomaaliya xilli roobaadka Deyrta 05/10/2020 DHAGEYSO:-Warka Caawa ee Idaacada Warsan 27/04/2020 Mahdi Guuleed oo la kulmay Agaasime-yaasha Guud ee Xukuumadda (SAWIRRO) 27/08/2020 Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan Sheekh & Guddoomiyaha Aqalka Sare? 20/05/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.