Soomaaliya iyo Finland oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac written by Warsan Radio 08/10/2022 Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Finland, Mudane Matti Vanhanen.“Maanta waxaan khadka taleefoonka kuwada hadalnay Guddoomiyaha Baarlamaanka Finland Mudane Matti Vanhanen, waxaana kawada hadalnay xiriirka iyo saaxibtinimada labada baarlamaan iyo wada shaqeeyntooda, sidoo kale waxaan isla soo qaadnay xiriirka soo-jireenka ah ee ka dhaxeeya labada dal, iyo iskaashiga labada dowladood ee Soomaaliya iyo Finland ee dhinacyada horumarka iyo kobaca dhaqaalaha”Guddoomiye Sheekh Aadan oo la hadlay dhigiisa Finland ayaa sheegay in laga wada shaqeeyo xiriirka soo-jireenka ah ee ka dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Finland. Soomaaliya iyo Finland oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac was last modified: October 8th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ku baaqay in loo Midoobo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab next post Dowladda Soomaaliya oo mamnuucday baahinta wararka Al-Shabaab You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 01/06/2020 laamaha Amniga Puntland oo lagu wareejiyay Nin dil ka geystay Gobolka Sanaag 08/07/2022 Dhageeyso:-Warka fiidnimo ee Idaacada Warsan 06/11/2018 Qoorqoor oo shaaciyay qaar ka mid ah Liiska Musharaxiinta Aqalka Sare 11/08/2021 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsn 12/09/2021 Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Nairobi 15/07/2022 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 04/06/2020 Trump oo ku hanjabey in uu xirayo baraha bulshada 28/05/2020 Caasimada Lebanon oo 300,000 qof oo ku baro-kacay qaraxii Beyruut 06/08/2020 Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inaan Saddex sano ka dib wax jawaab ah laga bixin Qaraxii Soobe 15/10/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.