Dagaal Beeleed Maalintii labaad ka socda degaano hoostaga degmada Walanweyn written by Warsan Radio 25/10/2022 Waxaa maalintii labaad oo xiriir ah uu dagaal beeleed khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah geystay ka socdaa degaano hoostaga degmada Walanweyn oo katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose.Labada maleeshiyo Beeleed ayaa isku heysta dhul beereed halkaai kuyaalla, waxaana inta la xaqiijiyay dagaalka ku geeriyooday 8 ruux, tiro intaasi ka badana ay ku dhinteen.Mid kamid ah waxgaradka degmada Walanweyn ayaa ugu baaay dhinacyada dagaalamaya inay colaada si deg deg ah u joojiyaan, isla markaana wax walba oo khilaaf ah ay miiska wada-hadalka ku dhameeyaan.Qaar kamid ah dadkii ku sugnaa degaannada lagu dagaalamay ayaa isaga barakacay, iyaga oo ka baqdin qaba inay waxyeelo kasoo gaarto, kuwaas oo hadda duruufo kala duwan ay ku heystaan degaannadii ay u barakaceen.Dhowr jeer ayaa degaano hoostaga degmada Walanweyn oo katirsan Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa ka dhacay colaad Beeleedyo soo laab laabtay, iyada oo Maamulka Koonfur Galbeed ay ku guuldareysteen xal ka gaarista colaadaas. Dagaal Beeleed Maalintii labaad ka socda degaano hoostaga degmada Walanweyn was last modified: October 25th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post Soomaaliya & Jabuuti oo ka wada hadlay la dagaalanka Al-Shabaab You may also like Shil looga hadlayay la dagaalnaka Alshabaab oo ka dhacay Dhuusamareeb 24/09/2023 Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 10/07/2022 Dhageyso+Sawiro:-Natiijada Habeenkii labaad Wareega 3 Aad ee kala baxa 02/05/2021 Turkiga oo dhoolatus militari sameenaya iyo Masar & Giriiga oo dhaq-dhaqaaq wada 29/08/2020 Dhageyso Warka Duhur ee Idaacda Warsan 18/02/2022 Dadka Karoona u dhintey gudaha mareykanka oo aad u korartey. 25/04/2020 Dhageyso;- Warka Galab ee Idaacada Warsan 13/01/2022 RW Rooble oo la kulmay Guddiga Xaqiijinta Qoondada haweenka 08/08/2021 Dowladda Somalia iyo Qaramada Midoobay oo Baaq soo saaray 19/08/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Dhalanyarada ee Idaacada Warsan 28/06/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.