Mareykanka oo cunaqabateyn saaray xubno ka tirsan Daacish-ta Soomaaliya written by Warsan Radio 02/11/2022 Wasaaradda Lacagta ee dalka Maraykanka ayaa cunaqabatayn saartay xubno ka tirsan ururka Daacish ee Soomaaliya oo lagu eedeeyey inay ku lug leeyihiin iibka hubka ee Bariga Afrika, sida ay qortay Wakaaladda Wararka ee Reuters.Maraykanka ayaa sannadkii 2018-da liiska ururrada argagixisada ku daray ururka Daacish ee Soomaaliya.Shaqsiyaadka cunaqabataynta la saaray waxaa ku jira Cabdirahman Mohamed Cumar, oo lagu eedeeyey inuu xubin ka yahay Daacishta Soomaaliya, iyo inuu yahay xubinta ugu firfircoon ee laga soo bilaabo 2020-kii hubka sharcidarada ah kasoo dejiya Puntland, sida ay qortay Reuters.Waxaa sidoo kale cunaqabatayn la saaray Ciise Mohamoud Yusuf, oo lagu eedeeyey inuu hubka iyo saadka ufududeeyo Al-Shabaab, islamarkaana uu soo geliyo Puntland hub.Waxaa sidoo kale cunaqabatayn la saaray Cabdirahman Faahiye oo lagu sheegay inuu yahay Amiirka Daacish Soomaaliya, iyo Maxamed Axmed Qaxiye oo la sheegay inuu yahay madaxa Amniyaatka. Mareykanka oo cunaqabateyn saaray xubno ka tirsan Daacish-ta Soomaaliya was last modified: November 2nd, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Suudaan Oo Soomaaliya Ka Taageeraysa La Dagaalanka AL-Shabaab next post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan You may also like Golaha Ammaanka Oo Cusbooneysiinaya Howlgalka AMISOM ee Soomaaliya. 22/02/2021 Dhageyso: Saameynta uu ku yeeshey Coronavirus Ardada wax ka barata Iskoolada Magaalada Baydhabo 19/08/2020 Dhageyso: Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 14/06/2023 Guudlaawe oo dhagax dhigay Jidka isku xira Garoonka Maxamed Dheere iyo M/Jowhar 03/03/2024 Dhageyso:-Qeybta 2 aad ee Barnaamijka nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada 04/01/2021 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 28/01/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Beeraha 23/10/2020 Madaxweyne Cali Guudlaawe oo furay kal-fdhiga 3aad ee Baarlamaanka Hir-Shabeelle 27/07/2022 Maamulka Iskuulka Mucaasir oo faah faahiyay khasaaraha kasoo gaaray qaraxa 25/11/2021 Dhageyso:-Ku celiska Barnaamijka Barashada habka fiican ee Beerashada 29/12/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.