Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay ruux dil geystay written by Warsan Radio 26/11/2022 Ciidanka booliska ayaa war kasoo saaray dil ka dhacay magaalada Hargeysa , ciidanka booliska ayaa sidoo kale sheegay in ay gacana kusoo dhigeen eedeysanihii ka dambeeyay dilka.Ciidanka Booliska JSL ayaa gacanta ku soo dhigay Eedaysane Baashe Faarax Cabdi oo ku Eedaysan in uu dilay Marxuum Jimcaale Rashiid Xasan ina Nuura Suudi oo 25 jir ah.Eedaysanahan ayaa ku eedaysan ina ku dilay Marxuumka tooray Abaaro 2:30 Habeenimo ee Xalay kaasi oo kaga dhuftay qoorta, Dilkan ayaa ka dhacay Huteelka Niil Ee Magaalada Hargeisa.Ciidanku waxa uu ugu baaqeen cid kasta oo isku dayda amni darro in ay gacan bira ku soo qaban donaan . Booliska Somaliland oo gacanta ku dhigay ruux dil geystay was last modified: November 26th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Madaxweyne Xasan “Nin Isbaaro lagu soo qabtay oo Qaadicu Dariiq ah qof igu imaan karo malahan” next post Dhageyso;- Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan You may also like Dhageyso:-Warka Duhur ee Radio Warsan 06/06/2022 Rayidka kunool Qasa oo laga dalbaday inay 24 saac uga baxaan Magaalada 13/10/2023 Madaxweyne Deni oo xalay xaflad soo dhoweyn loogu sameeyey Baydhabo (Sawiro) 26/09/2020 Madaxweynaha Puntland Oo Xil Cusub U Magacaabay Agaasimihii Ciidanka PSF Diyaano 04/03/2022 Itoobiya oo Gantaalada lidka diyaaradaha geysay agagaarka biyo xireenka Wabiga Nile 21/05/2020 Qaramada Midoobey oo Muddo kordhin u Sameysay Xafiiska QM Somalia UNSOM 29/08/2020 Ciidanka dowladda oo la wareegay gacan ku heynta degaanka Masjid Cali Guduud 22/10/2022 DHAGEYSO:- WARKA HABEEN EE WARSAN RADIO IYO WARBAAHINTA KGS, 21/02/2017 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 28/04/2022 simnaar loo qabtey iskashatada beeraleyda kgs ayaa manata ka dhacay magalada baydhabo 18/01/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.