Jabhadda Tigreega oo dagaalyahanadooda kala baxay furimaha dagaalka written by Warsan Radio 05/12/2022 Madaxa ciidamada fallaagada Tigrayga ee waqooyiga Itoobiya ayaa sheegay in boqolkiiba lixdan iyo shan ka mid ah dagaalyahannadooda ay ka baxeen furimaha dagaalka.Arintaan ayaa ku soo beegmaysa bil kadib markii heshiis xabad joojin ah ay la saxiixdeen dowlada.Tadesse Werede, oo ah madaxa guud ee ciidamada Tigreega ayaa sheegay in ay u dhaqaaqeen goobo cayiman. Inkastoo ay saxiixeen heshiis hub ka dhigis ah, Jabhadda Xoreynta Tigrayga ayaa sheegtay inaysan ka tanaasuli doonin hubkeeda haddii aysan ciidamada Eritrea iyo kuwa ka socda gobollada deriska la ah Itoobiya aysan ka bixin Tigrayga.Maalmihii la soo dhaafay shaqaalaha gargaarka ayaa sheegay in ciidamada Eritrea iyo maleeshiyaadka xulafada la ah ay sii wadeen dilalka iyo tacadiyada dadka rayidka ah ee Tigrayga. Jabhadda Tigreega oo dagaalyahanadooda kala baxay furimaha dagaalka was last modified: December 5th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Wasaarad ka mid ah wasaaraddaha dowladda oo magaca laga badalay next post Wasiirka Wasaarada Warfaafinta KGS Oo Hadlay Amniga Iyo Guud Ahaan Siyaasada Dowlada KG. You may also like (Dhageyso+Sawirro Baardheere”Saamaynta Lacagaha Deeqda ee Nolol Maalmeedka Qoysaska Abaartu Haligtey) 22/10/2017 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 08/11/2021 DHAGEYSO:-WAREYSI XASAASI AH IBDOW AAASE WAA MUDANE KA TIRSAN BKGS EEDEYMAHA LOO SOO JEEDIYEY 17/04/2017 Safiirka Mareykanka Iyo Taliyaha AFRICOM Oo Kulan Gaar Ah La Yeeshay Taliye Odawaa 17/02/2022 Sawiro:-Kulan Looga Hadlayey Ka Hortaga Askareynta Caruur Oo Maanta Lagu Qabatay Magaalada Baydhabo 08/09/2022 Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan 23/07/2022 Qaramada Midoobe oo ku baaqday in qaab nabadeed lagu xalliyo xiisadda ka taagan Itoobiya 05/11/2020 Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Safiirada Sacuudiga & Qatar 18/05/2022 Dhageyso:-DUQEYN KA DHACDEY GOBOLKA BAAY 24/01/2019 Beesha Caalamka oo dadaal ugu jirta isu keenida DFS iyo Dowlad Goboleedyada 08/03/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.