Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddiga cusub ee doorashooyinka Ammar siiyay written by Warsan Radio 11/12/2022 Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Magaalada Dhuusamareeb uga qeyb galay, munaasabad casho sharaf ah oo lagu dhaarinayay Guddoonka iyo xubnaha Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Galmudug.Madaxweyne ku xigeenka oo kula dardaarmay xubnaha Guddiga in ay la yimaadaan hufnaan iyo karti ay ku gutaan waajibaadka saaran ayaa tilmaamay in Maamulka iyo shacabka Galmudug ay tallaabooyin miro-dhal ah u qaadeen dhanka dowlad dhiska, maamul daadajinta iyo dimuqraadiyadda.Waxaa uu faray inay dardar geliyaan shaqooyinka loo igmaday ee la xiriira diyaarinta sida degaannada Galmudug looga qaban karo doorashooyin qof iyo cod ah.Munaasabadda dhaarinta Guddoonka iyo xubnaha Guddiga madaxa-bannaan ee doorashooyinka Galmudug waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Baaralamaanka Galmudug Maxamed Nuur Gacal, Xeer ilaaliyaha Galmudug, Wasiiro, Xildhibaano iyo Agaasimaha Madaxtooyada Galmudug .Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddiga cusub ee doorashooyinka Ammar siiyay Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo guddiga cusub ee doorashooyinka Ammar siiyay was last modified: December 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan next post Dad Soomaali ah oo cudurka Shuban-biyoodka ugu geeriyooday Kenya You may also like Ganacsade Caan ahaa oo lagu dilay degmada Cabudwaaq & faah faahin kasoo baxeysa 12/12/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 26/08/2020 DHAGEYSO:-FADIILATU SHEIKH XASAN GAAB CASHARKA 18AAD TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA AH JIMCO 27/11/2017 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 04/09/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 06/08/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 28/02/2022 AMISOM oo tababar u soo gabagabeysay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed 28/11/2020 Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan Warsan 26/06/2023 Eritrea oo hub iyo ciidan ku diyaarsatay xuduudda ay la wadaagto Itoobiya 29/09/2022 Dhageyso:-Warka Jaceylow isku Shaandheyntii Golaha Wasiirada oo laga soo Horjeestey 02/08/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.