Faah faahin:- Dagaal dhexmaray Ciidamada ATMIS & Al-Shabaab written by Warsan Radio 26/12/2022 Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe uu dagaal xoogan ku dhexmaray meelo kamid ah degmadaas Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka ATMIS iyo Xubno katirsan Al-Shabaab.Dagaalka ayaa waxaa uu yimid kadib markii Xubno katirsan Al-Shabaab ay weerareen Saldhiga Ciidamada ATMIS ku leeyihiin Buundada degmada Afgooye, waxaana dagaalka ka dhashay khasaaro kala duwan.Goobjoogayaal ayaa Risaala u sheegay inay maqlayeen intii uu dagaalka socday hubka waaweyn oo ay ridayeen Ciidamada ATMIS, balse ma sheegin khasaaro kasoo gaaray dadka Shacabka.Xaaladda degmada Afgooye ayaa saaka ah mid degan, waxaana warar kale aan heleyno ay sheegay in xalay sidoo kale Ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab ay ku dagaalameen xaafadaha Mukeyga iyo Haanta dheere ee degmada Afgooye kadib markii ay soo weerareen Al-Shabaab. Faah faahin:- Dagaal dhexmaray Ciidamada ATMIS & Al-Shabaab was last modified: December 26th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Akhriso: Qodobada Looga Hadlayo Shirka Golaha Wadatashiga Qaran Ee Ka Furmay Muqdisho next post Howlgal Qorsheysan Oo Laga Fuliyay Waddada Isku Xirta Muqdisho Iyo Marko You may also like Dhageyso;- Warka Galabnimo ee Idaacada Warsan 31/07/2022 Laamaha Amniga Gobolka Gedo oo soo bandhigay waxyaabaha qarxa 21/11/2022 Madaxweynihii Hirshabelle oo is casilay 03/11/2020 Maamulka Degmda Wajid Oo Baaq Udiray Wasarada Biyaha KGS. 18/12/2022 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 11/06/2020 Wasiir geeriyooday isagoo ka qeyb geli lahaa Kulankii Golaha Wasiirada 21/01/2023 Akhriso:- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jabutiya Ismaaciil Cumar Geelle oo wadahadalo labo geesood ah ku yeeshay Villa Soomaaliya. 16/03/2019 Faafaahin Saraakiil iyo dagaalamayaal badan oo Al-Shabaab looga dilay Jubada Dhexe iyo Shabeelaha Hoose 10/08/2020 Turkiga oo markii ugu horeysay ka hadlay in ciidamo Soomaaliyeed la geynayo Libya 05/08/2020 Madaxweyne Deni Oo Maanta Hortegaya Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland 17/04/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.