Booliska Nigeria oo lagu eedeeyay toogashada haaweeney xaamilo ah written by Warsan Radio 28/12/2022 Booliska Nigeria ayaa sheegay inay baarayaan askari dilay haweeney qareen aheyd, isla markaan xaamilo aheyd, oo aan hubeysneyn kadib markii ay ka soo baxday kaniisadda Christmas-kii.Afhayeen u hadlay booliiska magaalada Lagos ayaa wacad ku maray in baaritaanku uu noqon doono mid degdeg ah laakiin dadka dhaleeceeya ayaa sheegaya in mas’uuliyiinta Nigeria aysan wax weyn ka sameyn si ay u joojiyaan naxariis darrada booliiska ee dhaliyay mudaaharaadyada 2020-ka. Booliska Nigeria oo lagu eedeeyay toogashada haaweeney xaamilo ah was last modified: December 28th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Diyaaradda Ethiopian Airlines oo dib u bilaabaysa duulimaadyadii gobolka Tigray next post Wufuud uu kamid yahay Madaxweynaha Jabuuti oo kusoo wajahan Muqdisho You may also like Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Koonfur Galbeed 20/12/2022 XFS oo Faah Faahisay Xilliga Ciidamadda Qalabka sida Hawlgalka ATMIS ay kala Wareegayaan Amniga 10/06/2023 Qarax waxyeelo gaarsiiyay in ka badan 200 Qof oo ka dhacay Kenya 02/02/2024 Qaraxyo khasaaro dhaliyay oo ka dhacay dalka Uganda 16/11/2021 Akhriso:-Nin lagu Daacish u duubi jiray muuqaalada dadka la dilo oo Maxkamadda la soo taagay 21/07/2018 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 15/12/2020 DEG DEG:-AKHRISO:-Maareeyaha Dekeda iyo Air Por-ka Muqdisho oo la magacaabay 06/04/2017 XAMAAS oo Shuruud ku xirtay siideynta 55 La-haystayaal Reer Galbeed ah 24/10/2023 Dhageyso: Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 05/10/2022 Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo oo Dhuusamareeb Soo Gaaray 01/01/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.