DFS oo sheegtay in Ciidamo horleh la geeyay degaannadii laga saaray Al-Shabaab written by Warsan Radio 07/01/2023 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dowladdu ay Ciidamo Boolis ah geysay degaannadii laga saaray Ururka Al-Shabaab ee Gobolka Shabeellaha dhexe.Wuxuu sheegay in sigaar ah Ciidamada loo geeyay degmada Aadan-Yabaal, haatana uu tababar u socdo Ciidamo isugu jira Boolis iyo Nabadsugid si loo geeyo degmooyinka iyo degaannada kale ee laga qabsaday Al-Shabaab.Ugu dambeyn Ra’iisul Wasaare Xamse wuxuu sheegay in sidoo kale degmooyinkaas laga hirgelin doono adeegyada Bulshada si looga qeyb qaato horumarka degmooyinkaas. DFS oo sheegtay in Ciidamo horleh la geeyay degaannadii laga saaray Al-Shabaab was last modified: January 7th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Howlgallo ka billaawday degaano katirsan Galmudug next post Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Jubbaland oo Maamul cusub u magacaawday Degmada Garbahaarreey 12/10/2023 Madaxweynah dalka Chile oo diiday inuu Waraqadaha aqoonsiga ka gudoomo danjirnimo ee dalka Israel 18/09/2022 Hoggaamiyaha SSC-khaatumo oo Maanta kusoo wajahan Muqdisho 06/10/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 24/02/2021 Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan 06/08/2021 Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay in 100 aqoonyahan Soomaaliyeed la siinayo deeq waxbarasho oo heerka PHD ah 03/12/2022 Akhriso:-Golaha Wasiirada oo ansixiyay Siyaasadda Kormeerka iyo Qiimaynta 12/07/2018 Dhageyso:-Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 18/11/2020 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 31/03/2022 Shir Muqdisho uga furmay Xubno ka kala socda DFS iyo Dowlad goboleedyada 16/10/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.