Howlgallo ka billaawday degaano katirsan Galmudug written by Warsan Radio 07/01/2023 Ciidanka xooga Dalka Soomaaliyeed Qaybta 21aad Guutada 13Aad ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayay ka sameeyay deegaano hoostaga degmada Hobyo ee Gobolka Mudug..Howlgalkaan ayaa waxaa hogaaminaay taliye xigeenka ururka 43aad guutada 13aad labo xidigle Cabdi Daahir Xersi waxaana ay gaareen deegaanada Qalaalqal, Gaan Cadaad, Qurac joomo oo hoostaga Xiinlebi.” Geesiyaasha qaranka ayaa ku raadjooga Al-Shabaab oo ku dhuumaalaysanaya deegaano kooban oo ka tirsan gobolka mudug waxaana howlgalkaan uu noqon doonaa mid sii socdo illaa laga gaaro deegaanada ay gacanta ku Hayman ayuu yiri” Sarkaal katirsan Ciidanka xoogga dalka.Howlgallada laga sameeyo degaannada Galmudug ayaa aad u yar marka la eego Gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana weli Al-Shabaab ay kaga sugan yihiin degaano badan. Howlgallo ka billaawday degaano katirsan Galmudug was last modified: January 7th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Mareykanka oo hubka ‘dilaaga taangiga’ u diraya Ukraine next post DFS oo sheegtay in Ciidamo horleh la geeyay degaannadii laga saaray Al-Shabaab You may also like Dhageyso;- Warka Galab ee Idaacada Warsan 04/02/2022 DAAWO: video C/raxmaan Faroole oo tanaasulay, Fariina u diray Musharaxiinta iyo Xildhibaanada BF 07/02/2017 Qarax lagu dilay Askar katirsan Ciidamada dowladda oo ka dhacay Shabeellaha Hoose 14/09/2022 Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Maanta Warbixin Siiyay Boqorka Dalka Urdun 21/09/2022 Dhageyso;- Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan 03/09/2022 Rooble “Waa in la ilaaliyaa hufnaanta iyo cadaaladda doorashada Aqalka sare ee Somaliland” 28/09/2021 Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee dowladda Finlad 16/01/2023 Kenya oo gacanta ku dhigtay 6 ajaanib ah oo u socday inay ku biiraan Al-Shabaab 06/08/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/02/2022 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 30/03/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.