Shirkad uu leeyahay Trump oo la ganaaxay illaa $1.6 milyan written by Warsan Radio 14/01/2023 Maxkamad ku taalla magaalada New York ee dalka Maraykanka ayaa Jimcihii xukun ku ridday shirkad uu leeyahay madaxweynihii hore ee dalka Maraykanka Donald Trump, ka dib markii lagu helay dembi la xidhiidha ‘wax isdaba-marin dhinaca cashuuraha ah’ oo socotay muddo 15 sannadood ah.Garsoore Juan Merchan oo ka tirsan maxkamadda dembiyada ee Manhattan ayaa ku xukumay shirkadda Trump lacag gaadhaysa illaa $1.6 milyan oo dollar oo ganaaxa, waana ganaaxa ugu badan ee suurto gal ah marka la eego sharciga gobolka.Madaxweynaha hore ayaa isagu hore u dedafeeyey inuu wax ka ogaa in madaxdiidu ay si sharci darro ah uga dhuumanayeen cashuuraha.Garsoore Merchan ayaa Salaasadii wuxuu xukun ku riday Allen Weisselberg oo muddo nus qarni ah u shaqaynayey qoyska Trump, ahaana madaxii hore ee maaliyadda ee shirkadda Trump, wuxuuna ku xukumay shan bilood oo xadhig ah.Susan Necheles, oo ka mid ah qareenada difaacayay, ayaa sheegtay in shirkadda Trump ay qorsheyneyso inay racfaan ka qaadato.Sidoo kale qoraal ka soo baxay shirkadda ka dib markii xukunka la soo saaray ayay ku sheegeen inaanay wax khalad ah samayn, isla markaana ay xukunkaas racfaan ka qaadanayaan.Xeer Ilaaliyaha Degmada Manhattan Alvin Bragg, oo xafiiskiisu uu keenay kiiska, ayaa wali wada baaritaan dambiyeedka hab-dhaqanka ganacsi ee Trump. Shirkad uu leeyahay Trump oo la ganaaxay illaa $1.6 milyan was last modified: January 14th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Faransiiska iyo Jarmalka oo ku baaqay in Afrika ‘kuraas joogto ah laga siiyo golaha ammaanka ee QM’ next post Madaxweyne hal mar $10,700 rooti ku iibsaday, jalaatona ku gatay $1,600 You may also like Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan 25/08/2022 Akhriso+Sawiro:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo Daah-furay Madasha Sedaxaad Ee Siyaasadda Dhaqaalaha Qaranka 07/12/2019 Madaxweyne Farmaajo & dhiggiisa Ciraaq oo wadahal yeeshay 07/05/2020 Madaxweyne Lafta-gareen oo la kulmay Rugta Ganacsatada iyo Guddiga Gaadiidleyda 14/07/2021 Madaxweyne Farmaajo muxuu ka yiri xukuumadda uu soo dhisay RW Rooble? 20/10/2020 Hoyga Maansada Soomaaliyeed Oo Daahfuray Tartanka Gabayada & Keydka Maansooyinka Soomaaliyeed 25/08/2021 Maxkamadda Ciidamada oo Xukunno kala duwan ku ridaay Askar 19/02/2024 Puntland oo heegan gelisay Ciidamadeeda ku sugan Gobolka Bari 25/10/2022 Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamse Cabdi Barre ayaa Isbitaallada ku booqday dadkii ku wax yeeloway weerarkii Hotel Xayaat 22/08/2022 Madaxweyne Qoor Qoor “Galmudug waxay yeelaneysaa ciidamo adag oo ammaanka la wareegaya dhowaan” 13/06/2020 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.