Wafdi ka socda Xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Itoobiya iyo ujeedada Ujeedka written by Warsan Radio 07/12/2023 Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Ethiopia.Wasiirka oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kala duwan ayaa waxa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda Dalka Ethiopia, isagoo casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa dalka Ethiopia.Wasiir Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa dhiggiisa Itoobiya kala hadli doona arrimo dhowr ah oo qeyb ka yihiin sii xoojinta xiriirka wanaagsan ee ka dhexeeya dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya, arrimaha iskaashiga ciidamada.Wafdiga Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay Madaxda katirsan dowladda Ethiopia iyo safaaradda Soomaaliya ee dalkaas. Wafdi ka socda Xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Itoobiya iyo ujeedada Ujeedka was last modified: December 7th, 2023 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Deni oo Golaha Wakiilada u gudbiyay oo soo saarista Lifaaqa 5-aad ee Dastuurka next post Dhageyso: Barnaamijka Kulanka Warsan You may also like Madaxweynaha Koofur Galbeed Oo Baydhabo Lagu Soodhaweyay 12/07/2021 Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xilalkii ka qaaday Wasiiro kuwo kalena Magacaabay 08/08/2021 Dacwadda Dilkii Madaxweynihii Burkina Faaso Oo La Soo Hakiyay 01/02/2022 Weerar iyo dagaal toos ah oo ka dhacay duleedka Baydhaba 25/12/2023 Israa’iil oo baahisay Muuqaalka Falastiiniyiin dharka laga dhigay 11/12/2023 Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 19/09/2019 Akheiso:-Ra’iisul wazaraha Lubnaan oo cabsi darteed isaga casilay Xilkiisa 04/11/2017 Dowladda Sudan oo xirtay Muhaajiriin Somali ah iyo kuwii Tahriibinayay. 11/06/2021 Shirka Midowga Afrika oo ka furmaya Addis Ababa & Madax ka qeyb galeysa 04/02/2022 Doorashada kuraas ka tirsan Aqalka Sare oo Maanta ka dhaceysa Magaalada Jowhar 15/09/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.