Shan Goobood oo Kala ah Goob cafimaad Haruun Ay ku shaqeen doonan Maahmulka Degmada Iskuul waxabarasho ,wadooyin iyo labo baraag oo lagu keediyo Biyaha oo ay maal galiisey Hay,ada D,d g Ayaa lagu Daha Furey Degmada baradale Ee Gobolka Bay .
Munaasabad Haruumahaas Loogu wareejiney Maamulka degmada Waxaa Ka qeeb galey Masuuliyiin Ka tirsan Gobolka Iyo saraakiil ka socota D D .G Maamulka Degmada Baradale Iyo Qaar ka tirsan Bulshada rayidka Mashuruuca Dan wadaag .
Xasan Mad Ekow Waa Gudoomi Kuxigeenka Labaad Degmada Bardaale Ee Gobolka Bay ayaa waxa Uu ka maxad naqey Hay ,ada D D G islamarkana Dhiira galiyey Bulshada in ay ka qeeb qaatan Masharicada Noocan oo kala ah Ee lagu Hormariyo Degmada Baradale .
Gudoomiyah Gobolka Bay Rashiid Abdulahi Mahamed oo Ka Hadley Munaasabada Haraga Looga jareyey Ayaa Maxad Cilin Ujeediyey Hay ,ada D D G Ka Dib waxaa uu Kula dar Daaramey Mamulka iyo Shacabka Degmada Baradale , in ay Ka faa ,ideystaan Haruumahan loo dhisey Islamarkana loogu shaqeeyo Bulshada Si loo daboolo Bahida Bulshada Ku dhaqan Degmada Baradale Ee Gobolka Bay .
Sido Kale Gudoomiaha Oo Ka Hadleyey shacabka Dgmada Degmada Baradle Iyo Deganadeda Xoos yimada ayaa Ka codsadey Hay ,ada in Degada Hruumo Kale ay Ka Hargiliiso .
Ugu dabeen Tii Gudoomiyaha Gobolka Bay ayaa waxaa Uu ka qeeb galey Tartan Kubada Caqtaha Oo ka socodey Garuunka degmada Baradale Ee Gobolka Bay Kaasi oo Umarey Samfiinalkii Ugu danbeeyey Tartanka waxana Meesha Kaab uu ku gadoonsiiyey Koxodii kuusha racadey ,
Itaasi Ka dib Gudoomiye Rashiid Abdulahi Maxamed aya Dhaliyarad Degmada Baradle Ku Booriyey In mar waliba ay ka shaqeeyan Nebad wanaga
Degamada Baradele Ee Gobolka Baya ayaa waxa Ka socoda Hormaro Kala Duwan Waxa ay tahay degmada Ugu aamanka wanksan Gobolka Bay waxana ay tahay Meel la isku Xaleen karo amnigeeda
W / Q/ wariey Feysal Dhayow Xuseen
https://www.youtube.com/watch?v=8wr16p2JBnI