Lixdan Ardey oo Xifdinta Qur’aanka Karimka Dhameysatey oo maanta Qalin Jabintoda Ka dhacdey baydhabo
Aradadan Ayaa isugu Jirtey Wiilal iyo Gabdho Da’dooda Ka hooseysa 10 ka Sano waxaana mudo sanado ah ay Qur’aanka Kariimka Ka baraneyeen Madarasada Zubeer Binu Cawaam ee magaalada baydhabo
Munaasabada waxaa Ka soo Qeyb Galey Culumaa u diin waalidiin iyo ardada wax ka baraneysa madarasada zubeer binu cawaam
Waxaana meesha qudbado isugu jira hambalyo iyo dardaaran ka soo jeediyey mas’uuliyintii goobta joogtey iyadoo ugu dambeyntiina Shahaadooyin La gudoon siiyey Ardada Dhameysatey Xifdinta Qur’aanka Kariimka