{WARSANRADIO}Tartankii ka socday idaacadda warsan Bisha barakaysan ee ramadaan ayaa soo gaaray final iyadoo ay isu soo baxaeen labada xaafadood eek ala ah Salaameey B iyo Berdaale B.
Labadan xaafadood hadduu Allaha awooda leh ogolaado tartan kama danbaysa ah ayay isaga hor imaan doonaan, waxaa uuna noqon doonaa tartankii ugu danbeeyay oo lagu soo afjari doono tartan aqooneedkii bisha Barakaysan ee Ramadaan u qabatay Idaacadda Warsan 10ka xaafadood ee Magaalada baydhabo.
Dhageyso:- Xafada BardaaleB o iska xaadirasay finalka Tartan Aqonedkii ka socday idaacada warsan was last modified: June 13th, 2018 by Warsan Radio