Madaxweynaha Puntland & kuxigeenkiisa oo kulan gaar ah yeeshay written by Warsan Radio 28/03/2022 Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in Xarunta Madaxtooyada ay kulan wadatashi gaar ah ku yeesheen Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni & ku xigeenkiisa Axmed Cilmi Cismaan Karaash.Kulanka ayaa la sheegay in uu dalbaday Madaxweyne Deni, isla markaana kuxigeenkiisa uu kala tashanayay mas’uuliyiin cusub oo la magacaabayo kuwaas oo ay ku jiraan Wasiiro iyo Agaasimayaal.Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada ayaa sheegaya in kulanka labada mas’uul uu ahaa mid ay albaabadu u xirnaayeen, hayeeshee ay labada mas’uul isfaham gaareen.Saacadaha soo socda ayaa waxaa lagu wadaa in Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni uu soo saaro Wareegto uu ku Magacaabayo Wasiiro iyo Agaasimayaal, isbedelkaas oo dad badan ay xilalka ku weyn doonaan. Madaxweynaha Puntland & kuxigeenkiisa oo kulan gaar ah yeeshay was last modified: March 28th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Maxay ka wada hadleen Mahdi Guuleed & Ra’iisul Wasaaraha dalka Qatar? next post Dhageyso;- Warka Duhur ee Idaacada Warsan You may also like Madaxwaynaha Somaliland Muse Biixi oo booqday magalada Burco 18/08/2023 WAR-MURTIYEED WADAJIR AH: MUNAASABADDA MAALINTA CAALAMIGA EE XORRIYADDA SAXAAFADDA 2020 03/05/2020 Ilhan Cumar oo ku eedeysay Trump in uu ka danbeeyay weerarkii xarunta Capitol Hill 13/01/2021 DHAGEEYSO;-WARKA GALAB EE IDAACADA WARSAN BAYDHABO 04/03/2020 MADAXWEYNE FARMAAJO OO UMADDA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEYEY BISHA RAMADAAN 23/04/2020 Hogaamiyeyaasha EU oo ku guuldaraystay in ay soo saraan qorshe wax looga qabanayo dhaqaalaha Yurub. 20/07/2020 Dhageyso:-Warka Duhur ee Idaacada Warsan 02/08/2021 Dhageyso: Mid Ka Mid ah Darawalada Ka Kaxeeya Gaadiidka Rakaabka oo Maanta Lagu Diley Wadada Xiriirisa Baydhabo iyo Muqdisho’ 13/05/2018 Dhageyso;- Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan 30/07/2022 Dhageyso:-Jah wareerka Siyaasadeed ee Koonfur Galbeed Ka jira iyo Mooshinka Xildhibaanada Warbixin Aan ugu Magac darney 14/11/2017 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.