Waregee 2aad ee tartan aqooneedka Radio Warsan oo ahaa knock out xaafadee laga badiya guud ahaanba tartanka ka hareysa,waxaan caawa tartamey xaafadaha kala ah Daarusalaam A iyo Isha B xaafada walba waa la weydiyey 7 su’aalood wadarta guudna ah 14 su’aalood
Isha (B) 5 dhibcood ayey tartanka caawa ka heshey
Daarusalaam(A) 6 dhibcood ayey heshey
Hoos ka dhageyso su’aalaha tartanka iyo jaabahooda oo dhameystiran
saasna waxaa caawa tartanka ka harey Isha B