Howlgalka ATMIS oo ku dhawaaqay inay Bandow kusoo rogayaan Xerada Afisiyooni & Agagaarkeeda written by Warsan Radio 10/05/2022 War kasoo baxay Howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee (ATMIS) ayaa waxaa lagu sheegay in , iyaga oo la tashanaya guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya inay xoojinayaan amniga xerada Afisyooni , halkaas oo la filayo in 15 bisha May lagu qabto doorashada madaxweynaha Soomaaliya.Warsaxaafadeed kasoo baxay howlgalka ATMIS ayaa lagu shaaciyay in bandow lau soo rogayo xerada Ciidamada circa ee Afisyooni iyo Goobaha ku dhow dhow, laga bilaabo maanta oo taariikhdu tahay 15 May ilaa tobanka bisha ah iyo illaa 17 ka Bisha.Maalin ka hor ayay ahayd markii guddoomiyaha barlamaanka Soomaaliya iyo howlgalka ATMIS ay kawada hadleen sugida amamanka doorashada, iyadoo ATMIS lagu wareejiyay amniga guud ee teendhada Afisyooni, halkaas oo doorashadu ka dhacayso.Shalay qoraal kasoo baxay Guddiga isku-dhafka ah ee doorashada madaxweynaha waxaa la faray Ciidamada howlgalka ATMIS inay la wareegaan Amniga teendhada Afisiyooni , halkaas oo lagu qabanayo doorashada madaxweynaha. Howlgalka ATMIS oo ku dhawaaqay inay Bandow kusoo rogayaan Xerada Afisiyooni & Agagaarkeeda was last modified: May 10th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Beesha Caalamka” Ma jirto wax marmarsiinyo ah oo sabab u noqon karta dib u dhac kale oo doorashada ah” next post Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay xilliga hadal jeedinta Musharraxiinta xilka Madaxweynaha You may also like Dhageyso:-Barnaamijka Kulanka Warsan 29/01/2022 Shiinaha oo si adag uga horyimi xiriika Somaliland iyo Taiwan 19/08/2020 Nin Caan ka ahaa degmada Deeyniile oo lagu dilay Magaalada Muqdisho 24/11/2023 Ra’iisul Wasaare Xamse oo Maanta kulamo ka bilaabaya Dooxa 05/09/2023 Dowlada Somalia oo digniin ka bixisay Masiibo ku soo wajahan dalka (Akhriso) 19/07/2020 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 05/12/2022 Dhageyso;- Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan 13/11/2022 Dowladda Jabuuti oo cambaareysay duqeyntii lagu laayay Shacabka Isr’aaiil 18/10/2023 Guddoomiyihii Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga oo geeriyooday 10/10/2021 Dhageyso : Barnaamijka May koocusub 09/09/2022 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.