Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho written by Warsan Radio 11/05/2022 Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa waxaa uu ka dhacay wadada u dhaxeysa Isgoyska km4 iyo Hotelka Jasiira ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac ah.Qof naftiisa halige ah oo la sheegay in uu soo xirtay Jaakad lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay Barta Koontorool ee ku dhow Hotelka Afriik halkaas oo ay ku sugan yihiin Ciidamo katirsan Nabadsugida Soomaaliya kana ilaaliyo Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho.Wararka la helay ayaa sheegaya in qaraxa ay dhimasho iyo dhaaeac ku noqdeen askar ka tirsan Ciidamada dowladda iyo dad Shacab ah, waxaana socda gurmad loo sameeynayo dadka ku waxyeeloobay qaraxa. Qaraxa ka dhacay Magaalada Muqdisho was last modified: May 11th, 2022 by Warsan Radio 0 comment 0 Facebook Twitter Google + Pinterest previous post Saraakiisha Ciidamada DFS & kuwa ATMIS oo shir deg deg ah ka yeeshay Amniga Dhuusamareeb next post Khasaaraha ka dhashay qaraxa ka dhacay Muqdisho You may also like Xeerarka dhameystirka Doorashooyinka Qaran oo Golaha Shacabka loo qeybiyay 17/06/2020 Turkiga oo markii ugu horeysay ka hadlay in ciidamo Soomaaliyeed la geynayo Libya 05/08/2020 Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka oo daahfuray waraaqdda qiimaynta Caafimaadka 12/09/2020 Dhageyso:-Warka Subax ee Idaacada Warsan 19/07/2021 Milatariga Maraykanka Oo Qirtay Inay 23 qof Rayid Ah Ku Dileen Soomaaliya Iyo Dalal Kale 03/06/2021 WAR-SAXAAFADEED WADAJIR AH 26/11/2021 Maraykanka oo duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyey gobolka Shabeellaha dhexe 10/07/2020 Hoggaamiyaha Tigrayga ” Dhimasho ayaan diyaar u nahay 24/11/2020 dhageyso:-Waziirka Maliyada Kgs oo amr ku soo Rugey Ganacasatada Deeganada Kgs 08/03/2017 Xiisadda ka taagan Galmudug oo sii xoogeysanaysa 08/10/2021 Fariintada Nogu soo dir E-mail Adres warsanradiobidoa@gmail.com warsannews@yahoo.com Leave a Comment Cancel Reply Save my name, email, and website in this browser for the next time I comment.